Inaba caadi ma ahan gabadha uu dhalay Bollywood Mr.Prefecrionist Aamir Khan taaso lagu magacaabo Ira Khan waa gabar quruxley ah inta badana dadka kama warqabaan arinkaa.

Ira Khan waa 21 jir saxaafada badanaa aan la kulmin ileen magaalada marwalba ma timaado sida Suhana Khan oo kale oo magaalka in sawir laga qaato u timaado iyo in muuqaal laga duubto saxaafadana weyba barteen iyada iyo Taimur maalin walba waa lagu tashtaa.

Ira Khan ayaa maanta xaafada Bandra ee magaalada Mumbai lagu arkay iydoo dhex socota durba kaamiriistayaal meesha ka akdhowaa ayaa sawiro ka qaateen balse gabadhaan yar waxba kaamirada kama xishoon ee wey u dhoola cadeysay nimanka kaamirada siteen.

Aamir Khan's daughter Ira looks pretty sans any makeup in these pictures

Bishii Aug ee aan soo dhaafnay ayee 2q sano jirsatay gabadhaan reer hindiya hader indhaha ayee ku hayaan waxayna ku haminayaan in ay Bollywoodka imaan doonto balse xili hore ayee Ira sheegtay ineysan xiiso u qabin filim jilis iyo atiriishonimo.

Aamir Khan's daughter Ira looks pretty sans any makeup in these pictures

Taa bedelkeeda waxay sheegtay inee aad u jeceshahay Filimsameynta iyo inee Director noqoto goordhowna howshaas wey bilaawi doontaa dhanka kale qoyska Aamir shaqada Director-nimo ayeeba ka helaan.

Aamir Khan's daughter Ira looks pretty sans any makeup in these pictures

Aamir waa Director, xaaskiisa Waa Director wiilkiisa Junaid iyo gabadhiisa Ira shaqada Director-nimo ayee ka helaan weyna neceb yihin jiliinka Junaid sida Ira ookale hada kahor ayuu sheegay inuusan atoorenimo rabin Balse Director uu rabo inuu noqdo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here