Gabadha Quruxda India Horay U Qaaday Ms India Priyanka Chopra Waa Atariisho Leh Qurux Iyo Soo jiidasho Ugaar ah Waxeyna Hogaanka U Heeysaa Atariishooyinka Ugu Bishimaha Qurxoon Ee Dalka India

Waxeeyna Horay Qaliin Ugu Sameeysay Dibnaheeda Si Eey Usii Qurxiso Waa Sideey Xidigtaan Aamintayee

Priyanka Haatan Waa Marwa Ka Baxday Iskaabulnimada Oo Eey Mudo Eheed Waxeeyna Is Calmadeen Fanaanka Kasoo jeedo Asal ahaan Mareekanka Nick Josan Oo Sanadkii Hore Aqalgaleen Waxeeyna Ka Weyn Tahay Da’ahaan 10 Sano

Dhanka shaqada Priyanka waxay xayeysiin u sameyneysaa filimkeeda xiga ee The Sky Is Pink kaaso la daawan doono sanadkaan 2019 waana mashruuc ay xidigtaan kusoo noqoneyso waxaana la jilayaan Farhan Akhtar iyo Zaira Wasim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here