Marka la joogo jimicsiga iyo jirdhiska waxaa Bollywoodka hogaamineyso dhanka dumarka atiriishada caanka ah ee Malaika Arora taaso loo doortay sanadkaan 2019 haweeyneyda ugu jimicsiga badan Bollywoodka.

Malaika waa 45 jir u dagaalameysa sidii muuqaalkeeda ugu ekaan lahaa gabar 20 jir ah waxayna hal wiil udhashay jilaaga caanka ah Arbaaz Khan halka Arjun Kapoor ay is guursan doonaan goordhow.

Balse Arjun ayaa sheegay inusan hader guur diyaar u ahen 2020 iyo wixii ka dambeyana uu guursan doono Malaika Arora waa sida uu bishii hore wareysi ku sheegay xidigaan.

Hadaba maanta ayaa sawiro laga soo qabtay xidigtaan oo katimid dhankaa iyo Gym-ka waxaana la socdeen saaxiibteed Seema Khan iyo walashee Amrita Arora kuwaaso maalin walba Gym-ka isku raacaan hoos ka daawo sawirada laga soo qabtay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here