xiligan lagu sugan yahay waxaa maskaxdaada ay ku qasban tahay inay qaabisho wax walba taaso dadka qaar dhibaato u geysan kartaa haddii aysan ahayn kuwa aan u adkaysan karin waxyaabaha qaar sida qiyaanada qofka u dhow

atariishada Amrita Arora taaso kusoo waxa ay kusoo caan baxday filimkii Kitne Door Kitne Paas iyadoo ka dib sameesay aflaam badana balse ma noqon atirisho magac weyn kuleh Bollywoodka hadana aflaamta doorar yar yar ayee kaga soo muqata waana atirisho la dhalatay Malaika Arora

Atariishadan ka dib markii ay fashil kala kulantay Bollywood-ka waxa ay go’aan ku gaartay inay iska guursato iyadoo guursatay ninka ganacsadaha ah ee lagu magacaabo Shakeel Ladak kaaso hore guur usoo maray

laakiin Amrita waxa lagu Eedeeyay Inay hadda ka hor qiyaantay saaxibadeeda ay aadka isugu dhawaayeen ee Nisha Ran maadaama saaxiibtimadooda ay kasoo bilaabatay xiligii Collegeka sidoo kale Nisha waxa ay ahayd xaaska kowaad uu guursaday Shakeel

Amrita waxaa lagu eedeenaya inay ka dambeesay furiinka Nisha iyo Shakeel maadaama xiligaas ay xariir la sameesay Shakeel taaso ugu dambayn furay xaaskiisa Nisha si uu u guursado Amrita Arora

ka dib markii Shakeel uu furay xaaskiisa Nisha sanadkii 2006 waxa uu sadex sano ka dib guursaday Amrita Arora sanadkii 2009 kuwaaso hadda ay u joogaan labo wiil lagu kala magacaabo Rayaan iyo Azaan

Aqriste Arrinkan soo Uma Eko qaabka uu ku bilowday xariirka Arjun Kapoor Iyo Malika Arora maadaama Arjun Kapoor uu Malika ku qasbay inay iska furto ninkeeda Arbaaz Khan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here