Bollywood fadeexadooda ma ahan wax dhowr maqaal lagu soo koobi karo boqolaal maqaalood ayee ka badanayaan waa hadii ladhaho ceebaha iyo fadeexooyinka taariikh ahaan ka dhaceen shirkadaan.

Maqaalkan waxaan idiin kugu soo gudbin doonaa 8 atiriisho Bollywoodka caanka ah kuwaaso la seexdeen Filimsameyaal kala duwan si shaqo oga helaan shirkada waana waayahooda bilawgi markee cusbaayen kuwa qaar waa xan halka kuwa kalena afkooda ka qirteen hoos kaga bogo:

5-Payal Rohtagi: Atiriishadan ayaa eedeysay Filimsameyaha caanka ah ee Dibakar Benerjee kadib markee sheegtay inuu gabarnimadeeda lumiyay markee fanka ku cusbed maadama uu caqliga ka xaday siduu doonana ka yeeldhaday asigoo ku sasabay inuu atiriisho caan ah ka dhigi doono.

6-Tisca Chopra: Waxay tiri atiriishadan in bilawgii iyo markee fanka kucusbed la kulantay sheekada ah iqanci ana aan atiriisho kaa dhige waxayna ku dartay in wax iska caadi ah Bollywoodka katahay oo gabadhii atiriisho inee noqoto rabto qarash gareeyaha ayee qancine ayee dhahday qof ogaaneysana malahan isaga iyo iyada unbaa sirtaas isla ogaanayaan dad badan ayaa la yaabeen hadalka atiriishadan.

7-Sherlyn Chopra: Tani waaba mid cadeysatay oo waxay tiri qarash gareeye ayaan la seexday lacag aawged mana ahan xitaa shaqo Bollywood ay ka rajeyneysay ee lacag hal habeen ah ayee jirkeeda ku bedelin jirtay dhowr jeer ayaana lagu qabtay goobaha haweenka jirkooda lagu iibiyo.

8- Surveen Chawla: Surveen waxaý sheegtay markii ugu horeysay in Filimsameye ka dalbaday inee hal habeen la seexato si dhib leh ayeena kaga ogolaatay wixii ka dambeyay boqolaal qarash gareyaal iyo Filimsameyaal ayaa soo codsadeen weyna iska diiday iyadoo sharafkeefa ilaalsatay.

Dhamaad….

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here