Bollywood fadeexadooda ma ahan wax dhowr maqaal lagu soo koobi karo boqolaal maqaalood ayee ka badanayaan waa hadii ladhaho ceebaha iyo fadeexooyinka taariikh ahaan ka dhaceen shirkadaan.

Maqaalkan waxaan idiin kugu soo gudbin doonaa 8 atiriisho Bollywoodka caanka ah kuwaaso la seexdeen Filimsameyaal kala duwan si shaqo oga helaan shirkada waana waayahooda bilawgi markee cusbaayen kuwa qaar waa xan halka kuwa kalena afkooda ka qirteen hoos kaga bogo:

1-Mamta Kulkarni: Waa atiriishada ugu fadeexada badan Bollywood-ka 90-kii wixii laga qoray halkaan laguma soo koobi karo waxaa la sheegay in atiriishadan la seexatay Filimsameye Rajkumar Santoshi si Filimadiisa door oga hesho maadama isaga mudo daba joogay dalabkiisa inee ka aqbashay ayaa la sheegay.

2-Kalki Koechelin: waxeeda xan ma ahan atiriishadan ee iyada ayaaba afkeeda ku shaacisay in Filimsameyaal kala duwan xiliyo kala duwan la seexatay si shaqo Bollywood-ka oga hesho maadama markii loo diiday shaqo xirfadeeda lagu qaadanaayo ine hesho.

3-Kangana Ranaut: Xidigtaan waxay shaaca ka qaaday in Filimsameye Bollywood-ka katirsan uu hada kahor qasbay kana dhaadhiciyay inuh atiriisho weyn ka dhigi doono afkeeda ayee oa sheegtay waana atiriisho aan runta ka gambanin waxayna dhacdadan kudhacday markee yared Bollywood-kana kucusbed.

4-Preeti Jain: atiriishadan waxay eedeysay Director-ka National Award-ka ku guuleystay ee Madhur Bhandarkar kaaso ka faaideystay markee Bollywoodka ku cusbeed isagoo caqliga ka xaday gabadhaan.

Lasoco Qeybta Labaad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here