Manchester United ayaa indhaha ku hayso soo qaadashada laacib ka Reer England ee Declan Rice

0
280

Kooxda Manchester United ayaa dajisay qorshe ay uga soo qaadanayso Kooxda West Ham United laaciibkeeda Declan Rice ayadoona u bandhigi doonta sadax daan laacib mid kood Jesse Lingard, Nemanja Matic and Phil Jones.

United ayaa rabto in ay kooxda West Ham United siiso laacbiintaan mid kood iyo Lacago si ay u soo qaadato Declan Rice.

Macalin ka Kooxda Manchester United ayaa in mudo ah indhaha ku hayay sidii uu u keeni lahaa Kubad bur-buriyahaan Kooxda Manchester United.

Sido kale 22 jir kaan ayaa lagu heli karaa qiima lacageed gaaraya 50M. Waxaana xusid mudan in laacib kaani ay ku tartamaayaan kooxaha Manchester United, Chelsea & Liverpool.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here