Gabadha quruxda dunida qaaday sanadkii 2017 ee Manushi Chhillar ayaa leh hooyadey waliged waxay ila jecleen inaan noqdo sida Aishwarya Rai ookale.

Xidigtaan ayaa daaha ka qaaday riyadeyda ay waligeed ku riyoon jirtay iyo sida hooyaded garab ugu siin jirtay ama ugu dhiiro galin jirtay,

Waxayna tiri ayadoo kahadleysa arinkaas,”Hooyadey waxay aad u jecleed oo ay kaheshay heerka ay gaartay Aishwarya Rai Bachchan waxayna idhihi jirtay hooyo waxaan kula rabaa maalin uun inaan ku arko adigoo heerka Aishwarya ookale gaartay (ku guuleysashada Mss World iyo guusha jiliinimo ee Bollywoodka).”

“Sidaa awged quruxleyda dunida ee idin hortaagan maanta (Anigoo Manushi Chhillar oo idin hortaagan) shalay waxaan lahaa riyo weyn maantana riyadaas qeyb kamid ah wey iirumowday qeybta xigtaana (Inaa Bollywoodka soo galo) waxaa iga hortaagan waxbarashadeyda balse waan imaan doonaa.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here