Shabakada Boxoffice India (BOI) ayaa Update ku wado keedkeeda sanadlaha ah ee aflaanta Bollywood-ka xogtooda dhameestiran lagu diiwaan galiyo haatana waxay shabakadan heesataa firaaqo ay xogaha aflaanta ku sixi karto madaama tiyaatarada Hindiya xiran yihiin oo wax filim cuusb ah masraxa lasoo saareyn si xogtiisa dabagal loogu sameeyo.

Haddaba BOI waxay 99% saxday dhamaan filimadii Bollywood-ka sameeyeen sanadii 2018 ayadoo ku dhawaaqday in 21-filim Bollywood-ka u guuleesteen halka 15-filim HIT noqdeen laakiin sida caadiga ah qasaaraha Bollywood-ka sanad walbo waa xad dhaaf waayo 204-filim ayay sameeyeen Bollywood-ka waxaana guuleesteen 21-filim oo kaliya!

Fadlan hoos kaga bogo 21-ka filim Bollywood-ka sameeyeen ee sanadii 2018 guuleesteen iyo 15-ka filim HIT-ka noqdeen:

Super Blockbuster – 1

1. Sanju –

Blockbuster – 4

2. Padmaavat

3. Simmba

4. Baaghi 2

5. Badhaai Ho

Super Hit – 4

6. 2.0

7. Stree

8. Raazi

9. Sonu Ke Titu Ki Sweety

Hit – 6

10. Raid

11. Satyameva Jayate

12. Dhadak

13. Veere Di Wedding

14. Andhadhun

15. Hichki

Semi Hit – 3

16. Sui Dhaaga Made In India

17. Parmanu The Story Of Pokhran

18. 102 Not Out

Average – 3

19. Race 3

20. Gold

21. Kedarnath

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here