Home » Box Office » Maqaal: 9 Ka Filim Ee Ugu Qaalisan Bollywoodka Lacagaha Lagu Qarash-Gareeyay Daqiiqad Walba Ka Mid Ah Aflaamtaas

Maqaal: 9 Ka Filim Ee Ugu Qaalisan Bollywoodka Lacagaha Lagu Qarash-Gareeyay Daqiiqad Walba Ka Mid Ah Aflaamtaas

bollywoodka waa shirkada caalami ah marka loo eego dhan ka caalamka sida looga daawado aflaamteeda iyadoo ah shirkada labaad ee aflaamta looga jecel yahay marka laga soo tago shirkadda hollywoodka bollywoodka sanad walba waxa ay sameeyaan in ka badan 100 aflaam

waxaana caado ah oo lagu yaqaana inay sameeyaan aflaam ku fadhiya miisamo culus taaso ah Mashruuc caalami lana geliyay qarash aad u farabadan sida filimka dhoom 3 waxaa loo sameeyay si caalami ah dadka waxa ay ku raaxeysanayaan daawashada filimkaas

laakiin ma fahmi karaan dhibka laga maray sameynta muuqalada iyo lacagta ku baxday filimkaas waxan ku haya 9 bollywood ugu qaalisan iyo lacagaha lagu qarash-gareeyay daqiiqad walba oo aflaamtaas ka mid ah

1. happy New year

waxaa lagu qarash-gareeyay – 150 Crore

waqtiga u soconaayo – 180 daqiiqadood

daqiiqad walba waxaa ku baxday qiimo dhan – 83 Lakh

2. sultan

waxaa lagu qarash-gareeyay  – 145 Crore

waqtiga u soconaayo  – 170 daqiiqadood

daqiiqad walba waxaa ku baxday qiimo dhan – 85 Lakh

3. pk

waxaa lagu qarash-gareeyay  – 135 Crore

waqtiga u soconaayo – 153 daqiiqadood

daqiiqad walba waxaa ku baxday qiimo dhan  – 88 Lakh

4. bajirao mastani

waxaa lagu qarash-gareeyay – 145 Crore

waqtigau soconaayo  – 158 daqiiqadood

daqiiqad walba waxaa ku baxday qiimo dhan  – 91 lakh

5. tiger zinda hai

waxaa lagu qarash-gareeyay – 150 Crore

waqtiga u soconaayo  – 161 daqiiqadood

daqiiqad walba waxaa ku baxday qiimo dhan  – 93 Lakh

5. dhoom 3

waxaa lagu qarash-gareeyay – 175 Crore

waqtiga u soconaayo  – 172 daqiiqadood

daqiiqad walba waxaa ku baxday qiimo dhan  – 1.01 Crore

6. dilwale

waxaa lagu qarash-gareeyay  – 165 Crore

waqtiga u soconaayo  – 158 daqiiqadood

daqiiqad walba waxaa ku baxday qiimo dhan  – 1.04 Crore

7. bang bang

waxaa lagu qarash-gareeyay  – 160 Crore

waqtiga u soconaayo  – 153 daqiiqadood

daqiiqad walba waxaa ku baxday qiimo dhan  – 1.05 Crore

8. prem ratan dhan payo

waxaa lagu qarash-gareeyay – 180 Crore

waqtiga u soconaayo  – 164 daqiiqadood

daqiiqad walba waxaa ku baxday qiimo dhan  – 1.09 Crore

9. padmavaat

waxaa lagu qarash-gareeyay – 190 Crore

waqtiga u soconaayo  – 164 daqiiqadood

daqiiqad walba waxaa ku baxday qiimo dhan  – 1.15 Crore

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *