Superstar Akshay Kumar xiligiisa ugu wacnaa ayuu ku jiraa madaama 10-filim xariir ah u guuleesteen laakiin waxaa loolan culus ku haayo xidiga soo shaac baxay Ayushmann Khurrana oo isagana haatan 7-filim isku xigaan u guuleesteen.

 Kumar iyo Ayush waa labo aan loo dhawaan karin fariimo kala duwan ayay sameeyaan kadibna aflaantooda guusha waa la saaxiib waana lagu tilmaamay labada atoore ee xiligan Bollywood ka waqtiga ugu wacan bartanka kaga jiraan.

Akshay Kumar iyo 10-kiisa filim guulaha xariirka ah gaareen ilaa iminka:

 1. Airlift (2016) – Super HitHousefull 3 (2016) – Hit

Rustom (2016) – Super Hit

Jolly LLB 2 (2017) – Hit

Toilet Ek Prem Katha (2017) – Super Hit

Pad Man (2018) – Average

Gold (2018) – Average

2.0 (2018) – Super Hit qaybta Af Hindiga lagu daawaday.

Kesari (2019) – Hit

Mission Mangal (2019) – Super Hit.

Ayushmann Khurrana iyo 7-filim guulaha xariirka ah gaareen ilaa iminka:

Bareilly Ki Barfi (2017) – AverageShubh Mangal Saavdhan (2017) – Semi Hit

Tumhari Sulu (2017) – Average

Andhadhun (2018) – Hit

Badhaai Ho (2018) – Blockbuster

Article (2019) – Hit

Dream Girl (2019) – Super Hit.

Gunaanad: Akshay Kumar guulihiisa xariirka wuxuu kusii wadan karaa inta sanadkan ka harsan u dhiman yihiin filimada Housefull 4 (25 Oct) iyo Good News (27 Dec). Ayushmann Khurrana isagana guushiisa wuxuu kusii wadan karaa filimka Bala oo 15 November la daawanayo waa halka filim sanadkan u harsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here