Maqaal: Akshay Kumar iyo Varun Dhawan waxaa garaacay Tiger iyo darajada 150 Crore atoorayaasha gaareen

Hogaamiyaha dhalinta Bollywood-ka Tiger Shroff ayaa darajo cusub ku talaabsaday madaama filimkiisa Baaghi 2 150 Crore Boxoffice-ka kasoo xareeyayo mudo 17-maalmood ah.

Baaghi 2 waa filimka 19-aad ee darajadaan gaaro sidoo kalena waa filimka miisaaniyada ugu yar lagu sameeyay (59 Crore) ee 150 Crore Boxoffice-ka kasoo xareeyo waana Blockbuster weyn.

Haddaba Tiger Shroff darajada 150 Crore wuxuu kaga hormaray Akshay Kumar oo fanka 27-sano ku jiro iyo sidoo kalena Varun Dhawan oo isagana car car ku socdo darajadaan Tiger ayaa kaga hormaray.

Fadlan hoos kaga bogo Akshay iyo Varun mid walbo filimkiisa lacagaha ugu badan Boxoffice-ka kasoo xareeyay:

Akshay Kumar Filimkiisa lacagaha ugu badan soo xareeyay waa Toilet Ek Prem Katha (132.07 Crore)

Varun Dhawan Filimkiisa lacagaha ugu badan soo xareeyay waa Dilwale (139.97 Crore)

Madaama Dilwale SRK iyo Kajol kaga awood badnaayeen Varun Dhawan filimkiisa uu kaliya hogaamiye ka yahay kaasi oo lacagaha ugu badan soo xareeyo waa Judwaa 2 (132.39 Crore) keenay.

Dhinaca kale hoos kaga bogo 19-ka filim ee darajada 150 Crore gaareen ama ka talaabsadeen kuna diiwaan gashan keedka shabakada BOI:

1. Bahubali 2 – The Conclusion (28 Apr 2017) – 510.36 Crore

2. Dangal (23 Dec 2016) – 374.53 Crore

3. Tiger Zinda Hai (22 Dec 2017) – 339 Crore

4. PK (19 Dec 2014) – 337.72 Crore

5. Bajrangi Bhaijaan (17 Jul 2015) – 315.49 Crore

6. Sultan (6 Jul 2016) – 300.67 Crore

7. Padmavat (25 Jan 2018) – 284.21 Crore

8. Dhoom 3 (20 Dec 2013) – 260.63 Crore

9. Kick (25 Jul 2014) – 211.63 Crore

10. Chennai Express (8 Aug 2013) 207.69 Crore

11. Golmaal Again (20 Oct 2017) – 205.50 Crore

12. 3 Idiots (24 Dec 2009) – 201.37 Crore

13. Prem Ratan Dhan Payo (12 Nov 2015) – 194.30 Crore

14. Ek Tha Tiger (15 Aug 2012) – 186.14 Crore

15. Bajirao Mastani (18 Dec 2015) – 183.75 Crore

16. Happy New Year (24 Oct 2014) – 178.41 Crore

17. Yeh Jawaani Hai Deewani (31 May 2013) – 177.99 Crore

18. Krrish 3 (1 Nov 2013) – 175.83 Crore

19. Baaghi 2 (30 Mar 2018) – 150.30 Crore (mudo 17-maalmood ah)

Atoorayaasha Sida Ay Darajada 150 Crore Iyo Ka Badan Ugu Kala Sareeyaan:

Salman Khan – 6-filim

Aamir Khan – 4-filim

Shah Rukh Khan & Ranveer Singh – 2-filim

Prabhas, Ajay, Shahid, Ranbir, Hrithik, Tiger – 1-filim

Atirishooyinka iyo Sida Ay Darajada 150 Crore Iyo Ka Badan Ugu Kala Sareeyaan:

Deepika Padukone – 5-filim

Katrina Kaif – 3-filim

Anushka Sharma, Kareena Kapoor, Priyanka Chopra – 2-filim

Fatima Sana Shaikh, Sonam Kapoor, Parineeti Chopra, Jacqueline, Anushka Shetty, Disha Patani – 1-filim

Filim Sameeyayaasha (Directors) Sida Ay Darajada 150 Crore Iyo Ka Badan Ugu Kala Sareeyaan:

Ali Abas Zafar, Rajkumar Hirani, Kabir Khan, Sanjay Bhansali, Rohit Shetty- 2-filim

SS Rajamouli, Mukesh Tiwari, Vijay Krishna Accharya, Sajid Nadiadwala, Sooraj Barjatya, Farah Khan, Ayan Mukerji, Rakesh Roshan, Ahmed Khan – 1-filim

5 Comments

  1. lkn maxa idin weydina kareena kapoor khan wexey sameysay sedex film oo darajada 150 crore garen waxa ka tagteen filmka 3 idiots ee lasameysay amir khan

Comments are closed.