Home » Box Office » Maqaal BOI: TOH oo noqday filimka 34-aad ee bilaabasho iskoor ah la imaado tan iyo sanadii 1990

Maqaal BOI: TOH oo noqday filimka 34-aad ee bilaabasho iskoor ah la imaado tan iyo sanadii 1990

Thugs Of Hindostan wuxuu noqday filimka 34-aad ee bilaabasho taariikhi ama iskoor ah sameeyo (Opening Day Record) maalintiisa kowaad laga soo bilaabo sanadii 1990 ilaa haatan.

Tani waxay ka dhigan tahay 28-sano ee ugu dambeesay in 34-filim si iskoor ah ku furmeen maalintooda ama lacag aan horey loo arag soo xareeyeen maalintooda kowaad.

Hadda kadibna waxaa la wada eegi doonaa ama la wada sugi doonaa filimka TOH kala wareegi doono bilaabashadan taariikhiga ah uu la imaaday?

Khalnayak (1993) iyo Kabhi Khushi Kabhie Gham (2001) ayaa lagu tilmaamaa labo filim oo bilaabasho taariikhi ah sameeyeen (Record Opening) xiligoodii oo ilaa haatan lala yaaban yahay madaama maalin shaqo la daawaday sidoo kalena tiyaataro aad u fara badan la saarin.

Thugs Of Hindostan isagaba bilaabasho taariikhi ah oo lala yaabay ayuu la yimid madaama uu labadii iskoor bilaabasho ka horeyeen Bahubali iyo Prem Ratan Dhan Payo farqi aad u weyn kaga talaabsaday.

Laakiin Thugs Of Hindostan wuxuu marwalbo kaga hooseenaa filimada Khalnayak (1993) iyo Kabhi Khushi Kabhie Gham (2001)  bilaabashadooda waalida ah madaama maalin shaqo la daawaday halka TOH la daawaday maalinta Diwali ee ah feestada qaran Hindiya ugu weyn.

Fadlan hoos kaga bogo 34-filim ee bilaabasho iskoor ah (Record Opening) la imaadeen maalintooda kowaad 28-sano ugu dambeesay (1990 – 2018) soona daabacday shabakada BOI:

Aaj Ka Arjun (1990)

Hum (1991)

Saudagar (1991)

Khuda Gawah (1992)

Kshatriya (1993)

Khalnayak (1993)

Karan Arjun (1995)

Trimurti (1995)

Koyla (1997)

Border (1997)

Bade Miyan Chote Miyan (1998)

Hindustan Ki Kasam (1999)

Mission Kashmir (2000)

Ajnabee (2001)

Indian (2001)

Kabhi Khushi Kabhi Gham (2001)

Main Hoon Na (2004)

Dus (2005)

Mangal Pandey (2005)

Fanaa (2006)

Krrish (2006)

Race (2008)

Singh is Kingg (2008)

Ghajini (2008)

3 Idiots (2009)

Dabangg (2010)

Bodyguard (2011)

Agneepath (2012)

Tiger Zinda Hai (2012)

Dhoom 3 (2013)

Happy New Year (2014)

Prem Ratan Dhan Payo (2015)

Bahubali – The Conclusion (2017)

Thugs Of Hindostan (2018)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *