Waxaan horey idin kula wadaagnay 10-jilaa ama 5-lamaane oo guusha u saaxiib ah sidoo kalena sanadkii hore 2019 shaashada kasoo wada muuqdeen ama sanadkan 2020 shaashada kasoo wada muuqan doonaan. Haddaba hoos kaga bogo qaybta labaad maqaalkan iyo 5-lamaane oo guusha u saaxiib ah oo dib isugu soo laabteen:

6. Ajay Devgn-Saif Ali Khan (1999, 2006, 2020): guulaha ay wada gaareen Kachche Dhaage (Hit), Tanhaji: The Unsung Warrior (Blockbuster).

7. Akshay Kumar-Katrina Kaif (2007, 2008, 2020): guulaha ay wada gaareen Namastey London (Semi Hit), Welcome (Super Hit), Singh Is King (Super Hit), De Dana Dan (Average), Tes Meer Khan (Semi Hit), Sooryavanashi (?).

8. Akshay Kumar-Ajay Devgn (1994, 2004, 2020): guulaha ay wada gaareen Suhaag (Hit), Khakee (Average), Sooryavanshi (?).

9. Aamir Khan-Kareena Kapoor Khan (2009, 2012, 2020): guulaha ay horey u wada gaareen 3 Idiots (All Time Blockbuster), Talaash (Semi Hit), Laal Singh Chaddha (?).

10. Saif Ali Khan-Rani Mukerji (2004, 2020): guulaha ay wada gaareen Hum Tum (Hit), Ta Ra Rum Pum (Semi Hit), Baunty Aur Babli 2 (?).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here