Home » Nolosha Jilaayaasha » Maqaal: Super Star Salman khan Oo Ka Hadlay Doorka Aflaamtiisa Qaabka Uu Kudoorto Iyo Sida Dooqisa Ah Wax Ka Ogow!!

Maqaal: Super Star Salman khan Oo Ka Hadlay Doorka Aflaamtiisa Qaabka Uu Kudoorto Iyo Sida Dooqisa Ah Wax Ka Ogow!!

Wareysigii uu Media yaha siiyay Super Star Salman Khan wuxuu kushegay waxyaabo badan oo ay kamid yihiin in walalkiis Arbaaz Khan uusan rabin in uu Director kanoqdo filimka Dabangg 3.

Salman Khan suaalihii la weydinayey waxaa kamid aheyd sida uu ku doorto doorka uu kulahaado aflaamtisa.

Salman Khan oo ka jwabaaya wuxuu yiri,” marka sheekada filimka laguu sharaxaayo iyo waliba doorka aad ku leedahay filimkaan, hadii doorkas aad u aragto mid adi nafsad ahaantada aadan kasoo bixi Karin, sikastee sheekada filimkaas uquruxbadantahay ama u fiicantahayba waa inaa iska diida”.

“Ama waxaa waajib ah inaa sameyso hadii naftaada ku qanacsantahay doorkas haba adkaade, marwalba oo uu filimsameye iila yimaado sheekada filimka aan sameynaayo”.

“Ugu horeyn doorkaas ayaan fiiriya in nafsad ahaanteyda aan kasoo bixi karo iyo inkale hadii aan istuso in aanan sameyn Karin filimkaas maba saxiixdo gabi ahaanba”.

“Markii Kabir Khan iila yimid sheekada filimka Tubelight ugu horeyn waxaan bilaaway doorkas iyo aniga inaan isku qiimeyo, markuu iqanciyay oo aan iska dhaadhiciyay inaan sameyn karo filimkaan ayaan saxiixday.”

FIKIRKAAGA HALKAAN NOOGU REEB ADIGOO ISTICMAALAYO FACEBOOKAAGA, WELIBA CHECK SAAR (ALSO POST ON FACEBOOK)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *