Shabakada Box-office-ka India (BOI) ayaa maqaal kasoo daabacday isku bar-bardhiga ganacsiga Filimada Tanhaji iyo Golmaal Again gobol walba India ay ka sameyeen hadaba Filimside oo idiin soo turjumtay maqaalka hoos kaga bogo:

Tanhaji-The Unsung Warrior ganacsi ahaan waxuu Golmaal Again dhaafi doonaa ilaa 60 Crore waa marka laga hadlo lacagaha nadiifta ah cimri ahaan ee gudaha India waxuuna noqon doonaa Ajay Devgn filimkiisa lacagaha ugu badan ka keena gudaha India sido kale canshuurta kahor Golmaal Again waxaa la dhaafi doonaa ilaa 50 Crore cimri ahaan.

Balse macquul ma ahan in Golmaal Again gobolo qaar lagu garaaco ganacsigiisa oo meelo qaar loolan adag ayuu ka muujiyay gobolada Golmaal lagu garaaci doono cimri ahaan ganacsiga waa Maharashtra oo Mumbai ah, CP Behar iyo Nizam/Andhara iyo waliba goobo kale oo yaryar sida Tamil Nandu marka sida guud waa Maharashtra iyo gobolada koonfured qaar kamid ah halka Golmaal Again lagu dhaafi doono.

Marka Mumbai iyo hareeraheeda laga hadlo Golmaal Again ganacsigiisa ugu bada hal magaalo ah halkaas ayuu ka sameeyay oo 42% ganacsigiisa waa Mumbai Circuit halka Tanhaji 53% yahay marka Tanhaji waxuu ka faaiday waa Mumbai iyo suuqyada dariska la ah oo uu iskooro waali ah kadhigay.

Hoos kaga bogo isku barbardhiga labadan Filim gobol walba ah:

Mumbai:

Golmaal Again: 87.08 Crore

Tanhaji: 136.20 Crore

Delhi/UP:

Golmaal Again: 36.76 Crore

Tanhaji: 33.70 Crore

East Punjab:

Golmaal Again: 15.32 Crore

Tanhaji: 13.46 Crore

Rajasthan:

Golmaal Again: 11.90 Crore

Tanhaji: 9.07 Crore

CP Berar:

Golmaal Again: 12.48 Crore

Tanhaji: 18.48 Crore

CI:

Golmaal Again: 8.15 Crore

Tanhaji: 7.31 Crore

Nizam/Andhra:

Golmaal Again: 7.83 Crore

Tanhaji: 15.52 Crore

Mysore:

Golmaal Again: 7.99 Crore

Tanhaji: 8.64 Crore

Tamil Nandu/Kerala:

Golmaal Again: 1.36 Crore

Tanhaji: 1.77 Crore

Bihar:

Golmaal Again: 5.71 Crore

Tanhaji: 4.89 Crore

Assam:

Golmaal Again: 1.61 Crore

Tanhaji: 1.28 Crore

West Bengal:

Golmaal Again: 7.38 Crore

Tanhaji: 6.36 Crore

Odisha:

Golmaal Again: 1.89 Crore

Tanhaji: 1.87 Crore

Wadarta Guud:

Golmaal Again: 205.50 Crore

Tanhaji: 258.55 Crore (mudo 33 maalmood).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here