Bollywood King Khan waa xidig caan ah oo dunidoo dhan magac weyn kuleh, waana mid kamid ah xidigaha ugu qaalisan Bollywoodka ee abid laga xasuusan doono maadama uu bandhig taariikhi ah layimid sido kalena uu kamid yahay atoorayasha ugu awooda badan India oodhan.

Hadaba waxaan maqaal kasoo diyaarinaya xidigaan iyo aflaamta uu guud ahaan kasoo muuqday sido kalena heerarka natiijo ay kala gaareen mid walba.

Boqorka Jaceylka ninka loogu yeero inaba caadi ma aha aflaamtisa waana xidig guuldaridiisu ay yartahay marka loo fiiriyo dhanka aflaamtisa.

SRK wuxuu filim jilista bilaaway sanadkii 1992 ilaa iyo haatan ayuu aflaamta jilayaa wuxuuna mudadadaas uu fanka kujiray shaashada soo hor istaagay 86 jeer micnaha 86 filim ayuu kasoo muuqday xidigaan.

Aflaamtaas uu sameyay xidigaan waxay isugu jiraan kuwa uu asiga hogaamiye ka yahay kuwa lala hogaaminaayo iyo kuwa uu muuqaalo marti ah kulahaa hadaba aan isla fiirino aflaamtaas anagoo kala saareno midkastaana natiijadiisa sheegi doono.

SRK Iyo Sanadkii 1992 Aflaamta Uu Sameeyay:

King Khan sanadkaan waa sanadkii uu Bollywoodka kusoo biiray wuxuuna la yimid 4 Filim balse sida lahubo hal filim ayaa Hit Dhamestiran u noqday halka Sedexda kale aanan la hubin natiijadooda.

Waxayna kala yihiin aflaamtaas Deewana oo ah Hit dhamestiran, Chamatkar, Raju Ban Gaya Gentleman iyo Dil Aashina.

Hadaba Aflaamtas marka laga reebo Deewana waxay ubadanyihiin inee noqon doonan kuwa guuldarestay marka ay Box-officeka India si rasmi ah usoo shaaciyaan maadama wali aanan lasixin sababto ah 1994 kahor aflaamtii ahaa waaye wixii filim ah oo sanadkaas ka horeyayna inta badan wali lama shaacinin natiijadooda rasmiga ah.

SRK Iyo Sanadkii 1993 Aflaamtii Uu Sameeyay:

Sido kale sanadkaan sanad dhexdhexaad ah ayuu u ahaa King Khan wuxuuna sameyay 5 Filim hal kamid ah muuqaal marti ah ayuu kulahaa 2 kamid ahna natiijadooda si rasmi ah looma oga balse wey iska cadahay inee yihiin aflaam lagu qasaaray kuwaaso kala ahaa.

Maya Memsaab: (Filim guuldarestay Ayuu badanyahay)

Pehla Nasha: Muuqaal marti ah (natiijadiisa waxay u badantahay filim guuldareestay)

King Uncle: (Filim Guul Dareestay Ayuu U Badanyahay)

Baazigar: Super Hit ama Blockbuster midkood waaye.

Darr: Blockbuster

Sanadkii 1994 Aflaamta Uu Sameeyay Xidigaan:

Image may contain: 2 people

Sanadkaan wuu neebsanaayey SRK maadama labadiisano ee ugu horeysay Bollywoodka uu layimid 8 filim iyo hal filim oo uu muuqaal marti ah kulaha misane aflaamtas intooda badan ay ka guuldareesteen sida ay ubadantahay, sidaa agwed sanadkaa kaliya wuxuu la yimid 2 Filim kuwaaso kala ah Kabhi Haan Kabhi Naa Iyo Anjaam.

Kabhi Haan Kabhi Naa: Semi Hit

Anjaam: Average

Sanadkii 1995 wuxuu noqday Atooraha ugu fiican sanadkaas:

SRK sanadkaan wuxuu sameyay aflaam taariikhi ah kuwaaso darajo sare gaareen inkastoo aflaam guuldareesatayna uu la yimid hadana aflaam Star weyn uu kunoqday ayuu sameyay.

Dilwale Dulhania Le Jaayeenge: All Time Blockbuster

Karan Arjun: Blockbuster

Ram Jaane: Hit

Zamaana Deewana: Flop

Guddu: Flop

Oh Darling! Yeh Hai India!: Disaster

Trimurti: Flop

Sanadkii Abaarta Qabsatay SRK 1996:

Boqorka Bollywoodka Sanadkaan lama xasuusin karo maadama uusan sameynin hal filim oo u gadmo xataa u guuleesto iskaba daa inuu sameyo Hit Dhamestiran.

Sanadkaan wuxuu sameyay aflaamta kala ah:

English Babu Desi Mem: Flop

Chaahat: Below Average

Armay: Average (Kaliya Muuqaal Marti Ah Ayuu Kulahaa)

Dushman Duniya Ka: Disaster (Kaliya Muuqaal Marti Ah Ayuu Kulahaa)

1997 Iyo SRK Oo Soo Laba Kacleeyay Aflaam Taariikhi Ahna Sameeyay:

Gudgudee: Disaster (Kaliya Muuqaal Marti Ah Ayuu Kulahaa)

Koyla: Average

Yess Boss: Hit

Pardes: Super Hit

Dil To Pagal Hai: Blockbuster

1998: SRK Oo Markale Awoodisa Siiwata:

Duplicate: Flop

Achanak: Flop (Kaliya Muuqaal Marti Ah)

Kuch Kuch Hota Hai: All Time Blockbuster

Dil Se: Flop

1999: sanadkaan kaliya hal filim ayuu la yimid xidigaan kaaso ah Baadshah wuxuuna noqday Average.

Waxaa La Guda Galay Qarnigii Cusbaa ee 2000:

Phir Bhi Dil Hai Hindustani: Flop

Hey Ram: Flop

Josh: Average

Har Dil Jo Pyaar Karega: Average (Kaliya Muuqaal Marti Ah)

Mohabbatein: Blockbuster

Gaja Gamini: Disaster (Kaliya Muuqaal Marti Ah)

Sanadkii 2001 SRK wuxuu sameyay Sedex Filim:

One 2 Ka 4: Disaster

Asoka: Flop

Kabhi Khushi Kabhie Gham: Blockbuster

Waxaan Guda Galeena Sanadkii 2002 Iyo SRK Oo Awoodisa Xajistay:

Hum Tumhare Hain Sanam: Average

Devdas: Hit

Shakti: The Power: Flop

Saathiya: Hit (Kaliya Muuqaal Marti Ah)

Sanadkii 2003 Iyo SRK Oo Hit La Yimid:

Chalte Chalte: Hit

Kal Ho No Ho: Hit

Aan Gudagalno Sanadkii 2004 Iyo SRK Oo Booskiisa Xajistay:

Yeh Lamhe Judaai Ke: Disaster

Main Hoon Na: Hit

Veer-Zaraa: Super Hit

Swades: Flop

Sanadkii 2005: Markale Ayuu SRK Qatar Galay Maadama Uu Kaliya Hal Filim Sameyay:

Paheli: Below Average

Kuchh Meetha Ho Jaaye: Disaster (Kaliya Muuqaal Marti Ah)

Kaal: Average (Kaliya Muuqaal Marti Ah)

Silsiley: Disaster (Kaliya Muuqaal Marti Ah)

WARAR DHEERAAD AH:
Sanadkii 2006:

Alag: Disaster (Kaliya Muuqaal Marti Ah)

Kabhi Alvida Naa Kehna: Semi Hit

Don: Hit

I See You: Disaster (Kaliya Muuqaal Marti Ah)

2007: Sanad Barwaaqesan Ayuu U Ahaa SRK:

Chak De! India: Super Hit

Heyy Babyy: Hit(Kaliya Muuqaal Marti Ah)

Om Shanti Om: Blockbuster

Aan U Gudubno Sanadkii 2008:

Krazzy 4: Average (Kaliya Muuqaal Marti Ah)

Bhoothnath: Average (Kaliya Muuqaal Marti Ah)

Rabne Bana De Jodi: Blockbuster

2009: Aflaam Uu Hogaamiye Ka Yahay Lama Imaanin:

Luck By Chance: Flop (Kaliya Muuqaal Marti Ah)

Billu: Flop

Sanadkaan 2010 Wuxuu La Yimid Hal Filim Oo Hit Dhamestiran Ah:

Dulha Mil Gaya: Disaster (Kaliya Muuqaal Marti Ah)

My Name Is Khan: Hit

Shahrukh Bola: Khoobsurat Hai Tu: Disaster (Kaliya Muuqaal Marti Ah)

Sanadkii 2011:

Always Kabhi Kabhi: Disaster (Kaliya Muuqaal Marti Ah)

Love Breakups Zindagi: Disaster (Kaliya Muuqaal Marti Ah)

Ra.One: Hit

Don 2: Hit

2012: Hal Filim Oo Kaliya Ayuu Sameyay:

Jab Tak Hai Jaan: Hit

Sanadkii 2013:

Bombay Talkies: Flop (Kaliya Muuqaal Marti Ah)

Chennai Express: Blockbuster

Markale Ayuu Wacdare Dhigay SRK 2014:

Bhoothnath Returns: Below Average (Kaliya Muuqaal Marti Ah)

Happy New Year: Super Hit

Sanadkii 2015: Waa Meesha Ay Oga Soo Bilaawatay Filim Aan Hit Dhameestiran Ahen:

Dilwale: Semi Hit

Guul Dari Ayaa U Bilaawatay Boqorka Bollywoodka 2016;

Fan: Flop

Ae Dil Hai Mushkil: Hit(Kaliya Muuqaal Marti Ah)

Dear Zindagi: Semi Hit

2016: Markale Iyo Hit Dhamestiran Oo Aan Laheen:

Raees: Semi Hit

Tubelight: Below Average (Kaliya Muuqaal Marti Ah)

Jab Harry Met Sejal: Flop

Zero: Flop

Hadaba halkaas waxaa inoogu dhamaaday shaxdii sanadlaha aheed, haataana waxaan isku soo aruurineena aflaamta Hitka dhameestiran, kuwa guulesteen balse aanan noqon Hit dhameestiran, kuwa guuldareesteen yo kuwii uu muuqaalada martida ahaa uu kulahaaba.

SRK Iyo Aflaamtii Hit-ka Dhameestiran Noqdeen Ee Uu Abit Sameeyay:

Boqorka Jaceylka wuxuu sameyay qaali ah kuwooda ilaa iyo hada loogu jecelyahay na waxay kuwada jiraan kuwaan Hitka dhameestiran noqdeen ayaagoo gaaraya ilaa 27 Filim oo Hit dhamestiran ah waxayna kala yihiin.

Deewana: Hit Dhamestiran

Darr: Blockbuster

Baazigar: Super Hit ama Blockbuster (1993)

Karan Arjun: Blockbuster (1995)

DDLJ: All Time Blockbuster (1995)

Ram Jaane: Hit (1995)

Yess Boss: Hit (1997)

Pardes: Super Hit (1997)

Dil To Pagal Hai: Blockbuster(1997)

Kuch Kuch Hota Hai: All Time Blockbuster (1998)

Mohabbatein: Blockbuster (2000)

K3G: Blockbuster (2001)

Devdas: Hit (2002)

Chalte Chalte: Hit (2003)

Kal Ho Na Ho: Hit (2003)

Main Hoon Naa: Hit (2004)

Veer-Zaara: Super Hit (2004)

Don: Hit (2006)

Chak De! India: Super Hit (2007)

Om Shanti Om: Blockbuster (2007)

Rabne Bana De Jodi: Blockbuster (2008)

My Name Is Khan: Hit (2010)

Ra.One: Hit (2010)

Don 2: Hit (2011)

Jab Tak Hai Jaan: Hit (2012)

Chennai Express: Blockbuster (2013)

Happy New Year: Super Hit (2014)

SRK Iyo Aflaamta Uu guulesteen Balse Aanan Hit Dhameestiran Noqonin:

King Khan guushiisa aadbe u badneen waxaana yareed guul daridiisa waana mida kaliftay ilaa iyo hada inuu ka mid yahay xidigaha ugu darajada sareeya iyo kuwooda ugu awooda badanba.

SRK waxaa u guuleesteen 10 Filim oo Aflaamta uu hogaamineyay kamid ah kuwaaso isgu jiraan darajooyinka kala ah Average Iyo Semi Hit sida kor kuxusanba.

Xidigaan Imisa Filim Ayaa Ka Guul Dareesatay Imisa Ayuuse Muuqaalo Marti Ah Kulahaa:

Shah Rukh Khan inta fiilim ee ka guuldareesatay kuwaaso ka noqdeen darajooyinka kala ah Disaster, Flop Iyo Below Average ba waa 20 Filim sida kor aanu kusoo sheegnayba.

Sido kale aflaamta uu muuqaalada martida ah kulahaa waa 25 Filim maadama uu ahaa xidig lawada jecelyahay waxaa u saamaxday ilaa iyo hada inuu muuqaalo marti ah kulahaado 25 filim oo jilyaasha qaar aysan intaas filim heysanin oo ay muuqalo marti ah kulahaadaan.

Waxaa jiraan aflaam ayno natiijadooda rasmiga ah aynu heli Karin ilaa ay Box-officeka si rasmi ah shaaca oga qaadaan mooye kuwaaso balse u badan aflaam guul dareesteen waxayna gaarayaan ilaa ilaa 6 Filim ayagoo kala ah.

Chamatkar, Raju Ban Gaya Gentleman, Dil Aashina Hai, Maya Memsaab, King Uncle Iyo Waliba Pehla Nasha oo uu muuqaal marti ah kulahaa dhaaman aflaamtan kuwa guul dareesteen ayaa loo badiyaa inta badan.

F.G: Dhamaaan natiijoyinka aflaamta aan idin la wadaagnay waxaan kasoo xiganay Box-officeka India.

Mega Star Salman Khan Iyo Aflaamtiisa Hit-ka Dhameestiran Noqdeen Ayaan Idin La Wadaagi Doona Qeybta Xigta:

Dhamaad……….

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here