Mardaani 2 iyo maalintiisii 13aad ganacsiga uu sameeyay filimkaan markale ayuu sare u kacay.

0
1020

Filimka Mardaani 2 ayaa shalay is celiyay isla markaasna sare u kac fiican sameeyay asigoona keenay lacago kabadan kuwii uu isniintiisii koowaad keenay.

Filimkaan ayaa shalay sare u kac fiican sameeyay asigoona ka faa’ideystay fasax shalay galinkii dambe jiray maadaama maanta Christmas tahay isla markaasna uu jiro fasax qaran.

Mardaani 2 ayaa haatan mudo 13 maalmood maraayo 34.91 crore wuxuuna isbuuciisa labaad keeni doonaa qiyaas ahaan 11 crore

Hadaba halkaan hoose kaga bogo filimkaan iyo lacagaha uu sameeyay mudo 13 maalmood ah;

Week1; 28.01 crore

Jimce 2aad; 1.15 crore.

Sabti 2aad; 2 crore.

Axad 2aad; 2.50 crore.

Isniin 2aad; 1.25 crore.

Talaado 2aad; 1.40 crore.

Wadarta guud; 34.91 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here