Mardaani 2 iyo mudo 2 todobaad ganacsiga uu sameeyay.

0
919

Filimka Mardaani 2 ayaa ganacsi wacan sameeyay mudo 2 todobaad asigoona filimkaan keenay 40 crore waana arin aad u wanaagsan ayadoo ay xusid mudantahay in filimkaan todobaadkiisa labaad lagu soo beegay filimka Dabangg 3.

Mardaani 2 ayaa todobaadkiisii labaad lacago wanaagsan sameeyay wuxuuna keenay 12 crore wuxuuna filimkaan aad ugu wanaagsanyahay gobolka West Bengal asigoona halkaas ka keenay 3.50 crore.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo filimkaan iyo mudo labo todobaad ganacsiga uu keenay;

Week1; 28.01 crore.

Week2; 12 crore.

Wadarta guud; 40.01 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here