Margot Robbie iyo Mary Elizapeth io labis isugu faanay xili lasoo bandhigayay filimkooda cusub ee Birds of Prey.

0
415

Atariishada 29 jirka ee Margot Robbie haatan waxay kamid tahay atariishooyinka ugu shidan ee Hollywoodka waliba kaalmaha koowaad ayay ku jirtaa kadib guulihii cajiibka ahaa ee dhawaanahaan filamadeeda gaareen.

Atariishadaan iyo atariishada Mary Elizapeth ayaa sawiro laga soo bandhigay xili ay ka qeyb galayeen bandhiga koowaad ee filimkooda Birds of Prey kaasoo la daawan dooni 7da bishaan oo ku beegan jimcada nagu soo fool leh.

Hadaba halkaan hoose ka daawo sawiradaan waa maanta mar ay joogeen magaalada London.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here