Atirishada Vidya Balan ayaa hadal heyn xoogan abuurtay kadib markii la daawaday filimkeeda Begum Jaan oo ay hogaamiye ka taheyd kaaso la daawaday 14 Apr ee sanadkii 2017..
Hadaba waxaa dib loo eegay filimadii kala duwanaa oo ay atirishooyinka Bollywood-ka ku mataleen doorkaan dhibka badan iyo mid walbo waxa lagu xasuusan doono.
Shabakada Koimoi ayaa soo aruurisay marka ay dhacday in atirishooyinka Bollywood-ka filimada ku mataleen doorka ah inay jirkooda ka ganacsadaan waana door geesinimo u baahan oo ay bulshada kugu dhaliili karto:
Tabu – Mumtaz – Chandni Bar
Madhuri Dixit – Chandramukhi – Devdas
Preity Zinta – Madhubala – Chori Chori Chupke Chupke
Rani Mukerji – Vibhavari aka Natasha – Laaga Chunari Mein Daag
Sushmita Sen – Basanti – Chingari
Kalki Koechlin – Leni/Chanda – Dev D
Kareena Kapoor Khan – Chameli – Chameli
Shruti Haasan – Suraiya – D-Day
Aishwarya Rai Bachchan – Amiran — Umrao Jaan
Kangana Ranaut – Rajjo — Rajjo
Bipasha Basu – Bobby – No Entry
Neha Dhupia – Julie – Julie
Huma Qureshi – Jhimli – Badlapur…