Inta badan hada wax dhici karo ma ahan hal atoore in labadiisa filim tiyaatarada la isla saaro balse waxaan idiin heynaa xili ay arinkaas la yaabka leh dhacday.

Waxaa jiraan xiliyo kala duwan atoorayaal hal maalin labo filim oo ay hogaamiyaal ka yihiin ama door muhiim ah ku leeyihiin tiyaatarada la wada saaray:

Salman Khan Vs Salman Khan:

22 Oct 1993: Dil Tera Aashiq (Flop) vs Chandramukhi (Disaster)

Sanjay Dutt Vs Sanjay Dutt:

16 Oct 2009: All The Best (Average) vs Blue (Flop)

Amitabh Bachchan Vs Amitabh Bachchan:

25 May 2007: Shootout At Lokhandwala (Semi Hit) vs Cheeni Kum (Semi Hit)

Amitabh Bachchan Vs Amitabh Bachchan:

23 Jan 2004: Aetbaar (Disaster) vs Khakee (Average)

Suniel Shetty Vs Suniel Shetty

9 June 2006: Phir Hera Pheri (Super Hit) vs Chup Chup Ke (Average)…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here