Home » Nolosha Jilaayaasha » Marka Ay Dhacday In Radhika Apte La Weydiyo Inee Taleefanka Galmo Ka Sameyso Oo Qof Oga Galmoot Qaab Maqal Ah Mobile-ka!

Marka Ay Dhacday In Radhika Apte La Weydiyo Inee Taleefanka Galmo Ka Sameyso Oo Qof Oga Galmoot Qaab Maqal Ah Mobile-ka!

Atirishada Radhika Apte waa mid kamid ah atirishooyinka ugu jiliinka wanaagsan Bollywoodka ay heystaan ayadoo door walba kasoo bixi karta.

Inaba caadi ma ahan atirishadan marka ay hor joogto shaashada waana mid ka geesisan xitaa atoorayasha qaarkod waxayna sameyn kartaa atirishooyin badan wax ay ka cabsadaan ama ka xishoodan.

Balse bandhigeeda ugu waalna waxuu ahaa markii la weydiyay inee sameyso galmo taleefan ah oo ay qof kala wadaageyso waana intii lagu guda jiray duubista filmkeda Dev D Radhika waxaa laga rabay inee sameyso muuqaal ay ku jileyso gabar taleefanka wiil oga galmooneysa.

Xili ay Neha Dhupia la joogtay kana qeyb qaadaneysay barnaamijka suaalaha asaxaabta aye arinkaan shaaca ka qaaday waxayna tiri,”qaab jiliinkeyga ugu qaabka darnaa abid waa markii aan duubayey filmka Dev D waliba qaasatan marki la idhahay waa inaa sameysa ama jishaa galmo qaab taleefan ah.”

“Waa wax aan waligey horey u sameynin abid xitaa nolosha caadiga ah balse waan sameyay oo waan jilay waxaanba ka dhigtay maadeyso maadama wax been ah marka aad jileyso qaasatan galmo taleefan marka sameyneeso oo been ah waa wax lagu qoslo in badan ayaan ku qosli jiray markaa muuqaalkeyga daawado.”