Home » Nolosha Jilaayaasha » Marka Ay Dhacday Salman Khan, Katrina Kaif, Ranbir Kapoor Iyo Xidigo Kale Inee Si Lama Filaan Ah Hab Isku Siyaan (+Sawiro Funny Ah)

Marka Ay Dhacday Salman Khan, Katrina Kaif, Ranbir Kapoor Iyo Xidigo Kale Inee Si Lama Filaan Ah Hab Isku Siyaan (+Sawiro Funny Ah)

Xidigaha Bollywoodka qaar kamid ah ayaa waxaa laga soo bandhigay sawiro madadaalo ah ayagoo xiliyo kala duwan lagaa soo qabtay.

Waxaad arkeysa xidigahan oo sawiro xiliyo khaldan laga qabtay ayadoo sawiradaasna micno kale loo turjumi karaan balse xaqiiqada aan sidaas ahen.

Liiskan waxaa kujiraan xidigo caan ah sida SRK, Shilpa, Salman, Katrina iyo kuwa kale, fadlan halkaan hoose ka daawo sawirada xidigahan laga soo bandhiga…

Salman Khan:

1

Mega Star Salman Khan xili khaldan ayaa sawirka laga qaaday waxuu hab siinaya atirishada Sana Khan balse markaa sawirka eegto waxaad mooda in xidigaan uusan ogolyen atirishadan hab siismadeda oo uu iska fogeynaayo laakin xaqiiqada sidaas ma aha ee kuwa sawir qaadayaasha ah ayaa waqti khaldan ka qabteen sawirkaan.

Katrina Kaif:

2

Katrina Kaif markaa wajiged aragto waxaad mooda qof xanaaq kamuuqdo waxayna hab siineysa atooraha Sidharta Malhotra balse sawirka oo khaldana aawged ayaa waxaa lo maleya inee bada ku kacsantahay xidigtaan.

Ranbir Kapoor:

3

Ranbir Kapoor iyo Director-ka filmka Jagga Jasoos Anurag Basu maxay sameynayaan ayee kula tahay?, sawirka  markaa fiiriso waxaad mooda inee is shuminayaan balse sidaas ma aha ee waa farxad iyo kaftan iyo waliba xili ay hab isasiinayan hase ahaate xili khaldan aya laga qabtay sawirkan waxaana ak taagan Katirna Kaif.

SRK:

4

Maskiin Vidya Balan dhexda ayee gashteen, SRK ayaa doonayey sawirkaan inuu hab siiyo Jackman. sido kalena Jackman. waxuu asna doonayey inuu hab siiyo balse si kadis ah waxa dhexdooda soo gashay Vidya Balan waxaana dhacday inee sedexdooda hab isasiiyan si lama filaan ah (kkkkk)

Anil Kapoor:

5

Waxaad moodaa Anil Kapoor iyo Anu Malik inee is shuminayaan balse sidaas ma aha ee hab ayee isasiinayan ee sawirka ayaa waqti khaldan laga qabtay.

Shilpa Shetty:

7

Sawir Khaldan iyo waliba xili khaldan, atirishada Shilpa Shetty ayaa hab siineysa atooraha Hollywoodka ah ee Richard Ger balse maxaa dhacay.

Shilpa ayaa ayaa is celin weyday maadama ay qosleysay waxayna ku sigatay inee dhacdo waxaana qabtay atoorahan hase ahaate qabashadii uu qabanayey ayaa waxay kaliftay inuu daankeda shumiyo si kadis ah maadama ay iskusoo dhowaaden waana shumis kadis ah oo aan loogu talo galin….

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *