Bollywoodka dhadhan ma yeeshteen hadii uusan jiri laheen loolan Box-office-ka iyo loolan udhaxeeya atoorayaasha dhexdooda ama atiriishooyinka dhexdooda waana wax loo baahna si xiiso u yeeshto fanka hindiya.

Jilayaasha loolanka ugu weyna dhexmaray waxaa kamid ah Big B, Dharam, SRK, Salman, Aamir, Akshay, Ajay, Aishwarya, Rani, Anushka, Deepika iyo kuwa kale oo badan waxayn loolan ku galewn seddex midkooda Box-office, xidignimo ama nolosha gaarka ah.

Flashback Friday: When Anushka Sharma said 'stop throwing garbage at me' to Deepika Padukone

Hadaba maqaalkan waxaan kaga hadleena Deepika iyo Anushka sanado kahor markee isku taagnaayeen aadna isku necbanaayen dhanka shaqada iyo dhanka nolosha gaarka ahba waxaa la sheegay Anushka naceeb ay uqabto Deepika aawged inee mushaarkeeda u weysay.

Deepika xayeysiin ayee saxiixatay waqti ayaana lagu ballamay kadib Anushka ayaa la xiriirtay shirkadii waxayna dhahday aniga ahaa si Free ah idiin kugu sameynaayo xayeysiintaas shirkadiina wey aqbashay waa hadal mudo la wadwadah arinkaan balse Anushka sheekadan wax kama jiraan ayee ku tilmaamtay mar wareysi lala yeeshtay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here