Marka kowaad qof walba oo insaan ah waa geeriyoonaa muslim ama gaak waxuu ahaadaba oo dhimashada waa xaq nawada sugeysa waligeedna jirtay balse qof walba oo geeriyooda dhimashadiisa sabab ayee leedahay oo markii la baaro la ogaado sababta kaliftay inuu geeriyoodo inkastoo waqtigiisa dhamaaday.

Qof aad xanuun ku oged markii asd maqasho geeridiisa iyo qof caafimaad buuxa aad ku oged markii aad maqasho geeridiisa iski si ogama naxesid oo layaab ayee kugi noqone qof caafimaadkiisa taam ahaa sido kalena aan la dilin hadane wuu geeriyooday aad maqasho.

Hadaba waxaan maqaalkaan kaga hadleynaa 6-jilaa Bollywoodka katirsan kuwaaso aduun weynaha aqbali waayeen dhimashadooda markii horena been u maleyeen, sida dunida looga jeclaa iyo sida lama filaanka geeridooda loo sheegay hoos kaga bogo:



Parveen Babi: waa atiriishadii ugu horeysay ee Bollywood ah misane Time Magazine sawiradeeda Cover looga dhigay sanadkii 1976 balse xidigtaan iyadoo geeriyotay ayaa laga dhex helay gurigeeda 22 Janaayo 2005 siweyn ayaa looga naxay geerideeda dadka qaarna wey rumeysan waayen xiligaas waxay sameysay Filimo Blockbusters noqdeen 70-kii iyo 80-kii.

Guru Dutt: qaa Superstar bari samaadkii aflaam Classic ahna sameeyay xidigaan shacbiyada uu lahaa cajiib ayee ahed iyo sida loo jeclaa mudo dheer ayuu xanuunsanaa markuu fanka la fariistay kadib sido kale labo jeer ayuu isku dayey inuu isdilo balse markii seddeexasd waa geeriyooday.

Jia Khan: 25 jir ayee ahed markee geeriyooneysay 3 June 2013 gurigeeda Mumbai ku yaalay ayee isku dhex dishay warqad 6-page qiyaastii ah ayee la tagtay oo ay ku sharaxday sidee nolosha u nacday iyo dhibkii qabsaday, qiyaanadii jaceyl iyo arimo badan oo kale.

Dhamaad..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here