Boqorka jaceylka ninka ay ugu yeeraan Shah Rukh Khan wuxuu dhalay gabar in badan dadka oo dhan indhaha ka qaadeynin marka ay arkaan.

Suhana Khan waa gabadha kaliya ee uu dhalay King Khan waana gabar aad iyo aad u qurux badan kuwa sawirada qaadaan marka ay arkaan gabadhan yar halmar ayee kusoo xoomaan ayago xitaa wadada ay mari lahed udiidaan cariiri aawged.

Hadaba Suhana ayaa markaan Sawir la gashay quruxleydii hore ee Bollywoodka Juhi Chawla taaso in badan laoso shaqeysay SRK.

Juhi iyo Suhana waxay ku kulmeen daawashada filimka Ittefaq (2017) oo laguwada casuumay halka Suhana uu la jiray aabahed SRK.

Hadaba SRK  ayaa ka aamusi waayey wuxuuna baraha bulshada soo dhigay qoraalkaan,”waa kulan qurux badan oo ay ku kulmeen Quruxley Juhi Iyo Suhana goobta daawashada Ittefaq, aadbaan oga helay kulankooda.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here