Wax sahlan ma ahan Filim jilista atoorayaasha qaarkood dhibka ay ka maraan dadka badanaa ma dareemi karaan ama xog kama aysan maqal waligood oo shaashada wixii la horkeeno unbee iska daawan jireen.

10 jilaa Bollywoodka katirsan oo Ragg iyo Dumar isugu jiraan ahaa xiliyo kala duwan cadaadis iyo dhib badan u mareen sidee kaga dhabeyn lahaayen doorarkooda shaashada ayagoo miisaankooda marna nusqaaminayeen marna siyaadinayeen hoos kaga bogo liiska 10-ka jilaa.

Aamir Khan: Mr.Prefectionist ninkaan bilaash looguma bixin waa jilaa marwalba jecel inuu muuqaal ahaan ka dhabeeyo doorka uu shaashada ku jilaayo soo xusuuso Filimka Ghajini waxaad ku daawatay Aamir oo murqo waaweyn leh mararka qaar shaki ayaa kaa galaayay qofkaas inuu Aamir yahay.

default_image

Hadana 3 Idiots ayaa ka danbeeyay oo uu jir dhuuban lahaa iyo wiil arday ah mana laheen murqaha waaweyn ee Ghajini oo kale waxuuna rafaad iyo silac u maray siduu murqahaas ku sameeysan lahaa markale Dangal ayuu dhib kala kulmau kadib markuu iska dhigay oday calool leh oo miisaankiisa ayuu siyaadiyay isla filimka dhexdiisa ayuu hadana miisaankiisa kudhibah Six Packs ama lixda murqood ee caloosha ayuuna sameeystay waana dhib aad u weyn uu xidigaan maray.

Salman Khan: Dhibka ugu weyn ee uu Salman Filim kamaray haduuba jiro Filimkaas waa Sultan waxuu yiri Sallu isagoo Sultan ka hadlaayo, “haweeyney foolaneysa xanuunka ay dareento mid ka weyn ayaa dareemay markaa Sultan sameeynaayey.”

default_image

Salman Sultan miisaankiisa ayuu marna dhimaayey marna siyaadinaayey mida kale dhagaxaanta waaweyn ee uu qaaday culeyskooda ayaa daran xili tababarka uu kujiray.

Pihnu Sand:atiriishadan doorka heesaaga ah ku jishay Filimka Fannr Khan ee ay hogaamiyaal ka ahaayen Anil Kapoor, Aishwarya Rai iyo Rajkuma Rao waxay gabadhaan kusoo caan baxday mashruucan dhib ayeena ka martay doorkeeda waxay tiri iyadoo ka hadleysa”20 Kg ayaa kudar la idhahay miisaankeyga si aan oga dhabeeyo doorkeyga waana kudaray.”

default_image

Lasoco Qeybta Labaad 10 Jilaa Dhibka ay ka mareen markee miisaankooda marna dhimayeen marka wax ku dareyeen!!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here