Atiriishada caanka ah Sushmita Sen waxay leedahay 2 hab dhaqan cajiib ah oo ay hada kahor dadka la wadaagtay midaasna waa lala yaabay balse dad iyada ka daran ayaaba jiraan oo waxay sameeyso kadaran sameyaan.

Sushmita Sen oo kamid ah atiriishooyinka Bollywoodka ugu quruxda badan taariikh ahaan sido kalena ku guuleysatay koobka quruxda 90-maadkii ayaa shaaca ka qaaday inee leedahay 2 hab dhaqan.

Kuwaaso kala ah mida kowaad inee Mas korsaro (waaba yaabe ma Mas ayaa ka korsadaa) iyo in ay daaqada ama dariishada musqusheeda furnaato markee qubeysaneyso hadii la arkaayo iyo hadii kale dan kama lahan.

Mas ayee korsataa waliba caano ayee siisaa meel yar oo gaar ah ayee u sameysay aqalkeeda kamid ah sido kale mararka qaar habeenkii wuu la seexdaa waa cajiib balse wararka waxay sheegen in masks xididka sunta laga bixiyay oo uusan qaniini karin sidaa aawged jirkeeda wuu isku duubaa meel walba sidaas ayeena ka heshaa xidigtaan.

Mida kale suuliga ay leedahay ama musqusha daaqada waa u furantahay xitaa hadii ay safar tahay oo ay Hotel dageyso waxay kireysataa dabaqa qeybta sare balse shuruud waa in suuliga dariisho leeyahay si ay u furato markee qubeysaneyso oo sidaas ayeeba ka heshaa qubeyskana ugi baxaa.

Hadii dabaqa dariska la ah midka ay saarantahay dariisha qof ku aadan yahay si toos ah ayuu u arki karaa midaas iyadoo og ayeena Sushmita iska furataa daaqada sidaasna ku isticmaashaa suuliga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here