Home » Nolosha Jilaayaasha » Maseer Xanuun Badanaa: Sababta Dhabta Ee Ka Dambaysa Inuu Dhaco Guurka Ranveer Singh Iyo Deepika Padukone

Maseer Xanuun Badanaa: Sababta Dhabta Ee Ka Dambaysa Inuu Dhaco Guurka Ranveer Singh Iyo Deepika Padukone

Waxaa si rasmi ah shaaca looga qaaday guurka lamaanaha caanka ah Ranver Singh iyo Deepika Padukone guurkoda kaaso mudo dheer la sugaayey in shaaca laga qaado waligedna warar xan ah lagu jiray.

Ranver iyo Deepika labadoodaba ayaa waxyar kahor baraha bulshada si rasmi ah ugu shaaciyeen xiliga arooskoda dhacaayo oo ay ku sheegen in 14 Nov ilaa 15 Nov socon doono dabaal-daga arooskooda

laakiin maxaa keenay in sida ugu dhakhsiyaha badan lagu dhawaaqo guurkan maxaa yeelay hore waxaa la sheegayay in deepika iyo ranveer uusan labadooda ku jirin deg-deg

laakiin wax walba waxaa deg-deg ka dhigay markii ay deepika padukone ka qayb gashay barnaamijka koffe with karan waxaana habeenkaas barnaamijka lagu furay labada atariisho ee kala ah deepika padukone iyo alia bhatt

karan ayaa ka faa’ideystay kasoo qayb-galka labadan atariisho barnaamijkan isagoo si cad u weydiiyay su’aalo la xariira noloshooda gaarka ah

karan ayaa su’aal weydiiyay alia kaaso ah sida ay u aragto hab-dhaqanka ranbir kapoor kaaso kasoo tagay saaxiibtaa deepika padukone alia bhatt qosol kaliya ayay jawaab ka dhigtay

maadaama ay xushmeenaysay saaxiibteeda deepika Iyadoo labadoon uu su’aal soo dhex-dhigay karan johar kaaso uu ku weydiiyay cida labadooda hor guursan doona

iyadoo labadooda farta isku taageyn iyadoo xalka sidaas ahaa waxaa habeenkaas deepika laga dareemay maseer dhinaca alia bhatt iyo ranbir Kapoor

ka dib waxaa deepika madaxa kasii kaciyay markii ay ahayd dhalashadii ranbir kapoor waxaana ay deepika ka mid ahayd martida lagu casuumay xaflada waxaana deepika indhaheeda badana kusoo dhacayay isku soo dhawaanshaha alia bhatt iyo ranbir Kapoor

iyadoo xafalada sidoo kasoo qayb galayn alia hooyadeeda iyo ranbir Kapoor hooyadiisa iyadoo meesha ay qabsadayn hadal-haynta la xariirtay guurkooda

waxaana deepika padukone ay marka hore u sheegtay karan johar iyo alia bhatt in iyada iyo ranveer singh ay mar dhow isguursa doonan

maalmo yar ka dib ayaa deepika padukone iyo ranveer singh ku dhawaaqayn guurkooda inuu dhici doono bisha November waxaana la leeyahay Sababta deepika padukone guurkaan usoo dadajisay ay tahay nabarka ay ka taabatay alia bhatt

One Response to Maseer Xanuun Badanaa: Sababta Dhabta Ee Ka Dambaysa Inuu Dhaco Guurka Ranveer Singh Iyo Deepika Padukone

  1. ayaan muuse

    October 22, 2018 at 12:09 am

    awalba rajo ayey ka sugeesey ranbir markay indhaheeda wax ku soo aragtayna way soo quusatay