Maxaa Dhacay Markii Priyank Meel Fagaara Ah Ku Shumisay Nick Jonas Arinkaan Ayaa Dhacday Nala Ogow!!

Fanaanka caanka ah Nick Jonas ayaa maanta u dabaal dagaayey sanad guuradiisa dhalasho maadama uu dhashtay maanta oo kale 16 September sanadkii 1992 waxuuna maanta si rasmi ah u jirsaday 26 sano.

Fanaankan caanka ah waxuu kasoo jeeda America isagoo faraanti u galiyay atirisahda caanka ah Priyanka Chopra sanakdaan xili ay u dabaal dageysay sanad guuradeeda dhalasho.

Nick iyo Priyanka sanadkaan ayee shaaca ka qaadeen xiriirkoda maadama markii hore qarsoodi ahaa faraanti galiskooda la iskuna xaman jiray balse arin ilaa maanta la xiiseyo ayee PeeCees shalay sameesay.

Los Angeles ayee saaxiibkeda kula dabaal dageesay sanad guuradiisa dhalasho shalay waxayna kusugnaayeen garoon kubada cagta lagu cayaaro si kadis ah PeeCee oo waxaa la arkay shumis afka ah shumineysa wiilka guursan rabo.

Waxaa la sheegay markii Priyanka si lama filaan ah u shumisay saaxiibked in halmar sawaxa garooka ka yeeray qaar wey sacbiyeen qaarna wey fooriyeen halka kuwa kalena hambalyeen iyo qeylo galeen hab farxadeed.

Mudo hal daqiiqo kudhowaad ayuu shumiskooda socday lamaanaha sida wararka dambe sheegayaan xili ay goobta ugu dabaal dagayeen Nick xafladiisa dhalasho ilaa xili habeen ah ayee goobta joogeen oo doolshaha goobta lagu cunay.

Taageerayaasheeda waxay u fahmeen hadiyada sanad guurada dhalashadiisa ee kadiska looga dhigay Nick maadam iyada sanad guurada dhalashadeed auu lama filaan oga dhigay faraanti galis markeeda shumis goob fagaaro ah dadka dhan uwada jeedaan ayee kud huuqday saaxiibkeda.

Priyanka waxaa laga soo xigay in arooskeda sanadka dambe dhici doono lana aqal galeeso Nick Jonas waliba arooskeda Marekanka ayuu ka dhacaa aqal gal caalami ah ayaan loo sameen doonaa xidigtaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*