Afar maalin ilaa shan maalin kahor waxaa la xaqiijiyay geerida gabadha lagu magacaabo Disha Salian oo is dishay gabadhaana waxay maamule u ahaan jirtay Sushant Singh Rajput hadaba waxaan todobaad dhameen ayaa laga joogaa geerida gabadhaas is dishay maantana waxaa la xaqiijiyay inuu Sushant is dilay.

Maxay tahay sababta ay isugu beegmeen arimahan?

Ilaa hadda war rasmi ah lama haayo laakiin xanta waxay sheegeysaa in xiriir hoose uu ka dhaxeeyay labadooda kadibna ay isku dhaceen misane kala tageen taasi ayaana kaliftay in Disha is disho.

waa sida xanta qoreyso dhowr maalin kadibna Sushant ayaa go’aansaday inuu ka dabo tago saaxiibtiisa arinkaan ayaa wax lala yaabo noqday hinduga wixii ay shaashada ku jilaayen ayee nolosha dhabta ah sameynayaan.

Mala hubo inuu xiriirnka dhaxeeyay labadooda laakiin warar xan ah ayaa sidaas sheegayaan oo Sushant mudooyinkaanba qof murugeysan oo jecel la jiran ayuu ahaa mida kale geerida Disha aad ayuu oga murugeysnaa qoraal ayuuna baraha bulshada oga tacsiyooday markee dhimatay.

Hader waxaa loo badinayaa in Sushant isku dilay murugada is dilkii gabadhii Disha ee maamulaha u ahaan jirtay taaso uu jeclaa wixii war rasmi ah kasoo baxo arinkaan kala soco shabakada Filimside oo maanta wararka geerida Sushant si fiican idiin kaga haqab tiri doonto iyo war walbo kasoo dhaco si Update ahaan ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here