Kulanti wacan asaxaabta meel walbo dunida ka joogtaan kuan so dhowaada maanta labo ciwaan oo xiiso leh oo an idiin heyno ciwaanka kowaad waa macluumaad ku saabsan atiriishooyinka kala ah Alisha Panwar iyo Hazal Kaya.

Waa labo atiriisho oo labo wadan kala duwan kaso jeedan hadaba dhiig wada dhalasho miyaa jiro, ciwaanka labaad waa 10-ka atoore ugu awooda badan Bollywoodka 2019 hoos kaa daawo macluumaadkab oo dhameestiran iyo cadeemo walba oo la raacsiiyay…

Fadlan kanaalkeena Filimside Media Subscribe inoo saar si macluumaad walbo xiiso leh oga hesho mahadsanid…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here