Waxaan dhawaan idinla wadaagnay warbixin aan uga hadleyno in la joojin doono gabi ayaanba taxanayaasha Turkiga mudo 2 todobaad inta xaaladaan dag daga laga baxaayo kadib markii ay wadatashi shalay isugu yimaadeen qaar kamid ah soo saarayaasha taxanayaasha Turkiga.

Hadaba taxanayaasha qaar ayaa la hakin doonaa halka qaarka kalana todobaadkaan lasoo deyn dooni kadibna hakad gali doonaan sida taxanaha Mucize Doctor balse Hercai maxaa laga yiri??

Ilaa haatan war rasmi kama soo bixin gabadha maal galiso taxanaah ee Panu taasoo go’aanka kama dambeysta iska leh balse iyada ayaana looga fadhiyaa iney shaaciso misna go’aan garto.

Taxanaha qeybtiisa xigta wali goos goos lagama soo bandhigin taasoo loo qaatay in todobaadkaan la hakin doono hadana ma jiraan warar si rasmi u sheegaayo in la hakinaayo waana arin jahwareer ku riday jamaahiirta taxanahaan.

Insha’allah wixii war Update kusoo kordho waan idinla wadaagi doonaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here