Home » Nolosha Jilaayaasha » Maxaa Ka Qurux Badan Bhumi Padnekar Oo Aroosad Ah Inaba Caadi Ma Aha Soojiidashadeeda (+Sawiro)

Maxaa Ka Qurux Badan Bhumi Padnekar Oo Aroosad Ah Inaba Caadi Ma Aha Soojiidashadeeda (+Sawiro)

Atirishada Bhumi Padnekar ayaa ah mid fanka kucusb sido kalena sameysay kaliya sedex film inkastoo tiradaas go an ay la timid hadana qaab jiliinkeda cajiibka ah aye dadka kusoo jiidatay.

Bhumi ayaa laga qaaday Sawiro kuwaaso qaab caruusad ah oo kale loo diyaariyay xaqiiq ahaan marka aad daawato sawiradan waxaad mooda in ay aroos tahay xidigtaan.

Hadii aan aragnay Anushka oo aroos dhab ah sido kalena waxaan arkeena Bhumi oo aan aroos dhab aheen balse qaab aroos loo diyaariyay.

Halkaan Kaga Bogo sawirada Fashionka ee xidigtaan laga qaaday sido kalena Bollywoodlife ay soo bandhigtay.

bhumi-pednekar-1

bhumi-pednekar-2

bhumi-pednekar-3

bhumi-pednekar-4

bhumi-pednekar-5

bhumi-pednekar-6

bhumi-pednekar-7

bhumi-pednekar-8