Home » Nolosha Jilaayaasha » Maxaa Ka Taqanaa Heeskii Ugu Horeyay Ee Laga Duubay Filmka Weyn Ee Dilwale Dulhania Le Jaayenge!!

Maxaa Ka Taqanaa Heeskii Ugu Horeyay Ee Laga Duubay Filmka Weyn Ee Dilwale Dulhania Le Jaayenge!!

Dilwale Dulhania Le Jaayengi waa film quluubta dad weynaha daafaha caalamka dhex dagay maadama uu noqday filmkii loogu jeclaa intii udhaxeysay 1990-1999.

Waa film jaceyl ah oo ay wada hogaamiyen Shah Rukh Khan iyo Kajol, DDLj darajo weyn ayu ka jooga fanka hindiya iyo boos la mahadsho waxuuna noqday All Time Blockbuster.

Waxaa Director ka ah Aditya Chopra halka uu qarash gareye ka yahay Aditya aabihisa Yash Chopra waxaaan ala daawaday 20 Oct 1995..

Waxaa lashegay in filimkaan heeska koowaad ee laga duubay uu ahaa heeska “ Meri Khwaboon Mein Jo Aaye.”

Heeskan waxaa jileysa atirishada Kajol sido kale waxaa ku luuqeyneysa fanaanada ama heesada codka macaan ee Lata Mangeshkar waana hees aad iyo aad loo jecelyahay.

Halkaan Hoose Ka Daawo Heeskan Caanka Ah Ee  Meri Khwaboon Mein Jo Aaye:

4 Responses to Maxaa Ka Taqanaa Heeskii Ugu Horeyay Ee Laga Duubay Filmka Weyn Ee Dilwale Dulhania Le Jaayenge!!

  1. mega star salman khan

    January 8, 2018 at 11:08 am

    sxb skariye maxad ka wada 1990-1999
    loogu jeclaa waayo wuxu soo baxay 1995
    mida kale anigu heeska gooni ayaan u dawaday filmka ma caadi ayaa logu soo daray sxb

    • Ali Aadan

      January 8, 2018 at 11:25 am

      filmada jaceylka ee Bollywoodka sameyeen 90kii kuwii loogu jeclaa ayuu kamid ahaa sxb sidaa aya laga wadaa heeskana filmka wey kujirtaa

  2. Wadani

    January 12, 2018 at 12:07 am

    Waa filimka mudada ugu badan tiyaatarada saarnaa Kaliya ma aha 90 ilaa 99kii Ee ilaa hadadan ayaa la daawada. He is the longest runing in indian cinema and he broke Sholay’s record. Macneheedu ma waxa weeyaan 90 ilaa 99 ayaa la jeclaa.

  3. Wadani

    January 12, 2018 at 12:13 am

    Bahasha khafiif kq dhiga iska yara badhxa. Ha xaqirina Odayga Sholay 7 years ayu consecutively u saarnaa tiyaatarada india hadi la yidhi wuu jabiyay record kaas That means more 7years atleast. Wuxuna soo baxay 1995+ more than 7 years so ma aha bacdal wixii ka dambeeyay 2000 inuu saarnaa tiyaatarada. Websiteyada qaarkood waxayba sheegaan in Mumbai hadadan dhowr tiyaatir laga daawado jacayl loo qabo.