Home » Nolosha Jilaayaasha » Maxaa Kajira Alia Bhatt Inee Guursan Doonto Ranbir Kapoor Saadaalin La Bixiyay!!

Maxaa Kajira Alia Bhatt Inee Guursan Doonto Ranbir Kapoor Saadaalin La Bixiyay!!

Dadka hindida ah waxay caado iyo dhaqan u leeyihin wiilka iyo gabadah la isku daraayo in nasiibkooda loo fiiryo ayadoo ay u wacdaan wadaado buugaag diimahooda ku saleesan fiirinayaan.

Waxayna sheegayan hadii lamaanahas isku wanaagsanyihiin iyo hadii uusan guurkoda dhici karinba sida kuhaanada ama kuwa faalka fiiriya ay oga soo muuqdan aflaamta hindiga ahba.

Hadaba taagerayaasha Alia Bhatt iyo Ranbir Kapoor marhore aye falkaan ku dhaqaaqen maadama xidigahan la isla jecel yahay inee xiriirkoda ka dhabeyaan, kadib taagerayaal fara badan oo daba gal sameyeen wadaado diimaha hinduuga heestan wax warsadeen waxay soo ogaaden in ay isku wanaagsanyihiin Ranbir iyo Alia.

Waxaa macquul ah aye dhaheen in ay is guursadaan mustaqbalka dhow ayadoo loo saleyay dhalashadooda mid walba taariikh ahaan warkaan ayaa noqday mid dhex mushaaxa maanta baraha bulshada.

Waa dhaqanka ay aaminsayihiin hinduuga balse asal ahaan wax jiro ma ahan mana ahan wax wanaagsan marka loo eego diinta islaamka waxaana sugeyna waxa ay ka dhahaan lamaanahan arinkaan ay ku dhaqaaqen taagerayaashoda…

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *