Tanushree Dutta 2018 kahor si weyn caan uma aheen balse sanadkaas daafaha caalamka si weyn ayee caan kaga noqotay xitaa dad aan horey u aqoonin ayaa aqoonsadeen ama barteen waxaana ugu wacan inee kusoo caan baxday shaqsiyaad ay ku tilmaamtay kuwa dumarka ku xad gudba sida Nana Patekar, Filimsameyaal iyo Dance yaqaanka caanka ah Ganesh.

Tanushree iyo nolosheeda hore 2018 kahor ama intii u dhaxeysay 2004 ilaa 2008 bal aann isla ogaano wixii laga qoray iyo ficiladii ay sameysay:

Sanadkii 2003 kahor inta aysan kusoo caan bixin 2004 filimkii Aashiq Bana Aapne ee Emraan Hashmi la jishau xidigtaan waxaa la sheegay inee la seexatay Filimsameye Bollywoodka katirsan balse magaciisa la aqoonin sababto ah Bollywoodka ayee shaqo ka rabtay Rahg shuruudahaas gabdhaha shaqo doonka ah kuxiraana wey buuxeen hadana weyba jiraan.

Sanadkii 2004 waxaa lagu qasbay iney sameeyso filimka Aashiq Banaya Aapnne oo si fudud loo dhihi karo waa Filim Sex ah maadama muuqaalada filimkaan Bollywoodka horey u sameeyn jirin xiligaasna Bollywoodka Emraan Hashmi ayaa heestay oo dadka tiyaatarada ku qasbaayey inee imaadaan una daawadaan muuqaaladiisa dareenka raaxada ah.

Tanushree wey la qabsatay jawiga Bollywoodks ileen waxag shirkadan soo gashay xili daawadayaasha xiiseyaan aflaamta qaawanaanshaha iyo dareenoa ka buuxaan kadib aflaam badan oo noocaas ah ayee sameysay ileen waa meeshee ku bilaawatay ee.

Xidigtaan saaxiibadeeda qaaska ah iyo dadka ka akdhow ayaa la taliyeen waxayna kula taliyeen inee xabadka durato oo naasaha durato si soo jiidasho u yeelato waxaa laga dhaadhiciya in caalamka sheekadan laga xiiseyo Bollywoodkana atiriishooyin badan sameyeen sidaas.

Sanadkii 2005 ayee si rasmi ah howshaas ugi dhaqaaqday 2006-diina nin walba indhaha ayuu kusoo cadeeyay Tanushree Dutta xitaa w005 dhamaadkeedii waa lagu waalna gabadhaan dalabaadyo badan ayaa kaga imaadeen dhanka Filimsameyaal badan iyo atoorayaal badan si ay ula seexato wax walbana diyaar ula noqonayaan oo ay codsato.

Tanushree iyadoo markii hore yaabaned ayee hadana yaabtay sanadkii 2008 wixii dhacay ayaa dhacay Nan Patekar iyo iyada sheekadii dheereed ayaa dhexmartay oo ay ka sheekeysay 2018 marka atiriishadan nolosheeds gaarka ah waxyaabo badan ayee la kulantay ka sheekenteedana waqti badan qaadaneyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here