Ayesha Takia waxa kusoo caan baxday Filimkii Taarazan ee Ajay Devgn gaariga sameynaayey sido kalena dadka Soomaalida dhexdooda caan ayuu ka yahay mashruucan inkastoo uu guul dareestay hadana heesihiisa iyo bandhigay jilayaasha waa kuwa ka xiiseeyo.

Ayesha Takia ayaa noqotay sanadkaab dhalaalka Bollywoodka qof walbana soo jiidatay dad badan ayaa suaalo is weydiyeen halka kuwa kalena baaritaan nolosheeda ku sameyeen ileen hadal heyn ayee abuurtay.

Bilawgii qarnigaan aflaam kale caan ah ayee Ayesha sameysay sida Socha Na Tha iyo kuwa kale xitaa Wanted ayee Salman Khan la sameeysay hadaba waxaa la ogaaday in xidigtaan Bollywoodka kahor qaliin isku sameeysay.

Markii hore bishimaheeda iyo sanka ayee qaliin ku sameeysay markii dambena naasaha ayee duratay sida la sheegau oo isku mid ma aheen ayaa la dhahay kahor Bollywoodka iyo kadib. Waana wax naadir ah oo adduu ka kajiraan in dumarka xabadkooda yar yahay weynestaan iyagoo cirbado isku duraan si danta ay leeyihiin u gaaraan saxaafadii 2005 joogtay waxay qoreen Ayesha in ay xabadka u duratay si ay Bollywoodka soo dhaweyn waali ah kaga hesho.

Wey ka heshay soo dhaweyn weyn balse calafkeeda ayaa intaa ku ekaa oo qaab jiliinkeeda ayee isku wadi weysay markii fursado badan la siiyay ilaa markii dambe calankeeda ka dhacay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here