Sara Ali Khan oo ah Xidig Calankeeda babanayo waqtigaan ayaa qalbiyada kaxaday milaayiin taagerayaal ah .

Da.yarta Saif ayaa lawadaagtay warbaahinta Arimaha qoyskeeda Dhawaan, inta lagu gudajirey wareysi lagaqaaday, Sara Ali Khan waxay kahadashay nolosha qoyskeeda iyo Taimur Ali Khan eedadeyd faalo kusaabsan.

Sara Ali Khan waxay kabilaawday qoyska iyo wada shaqeynta ay la leedahay Taimur Ali Khan (Kareena) iyadoo ka hadlaysa sidokale Labadeeda waalid Saif Ali Khan iyo Amrita Singh, waxa ay sheegtay in ay dareento in ay gaartay waqtigeeda xorriyadda.

Waxee tiri “waxaa jiro dhaqan caan ah oo waalidkeyga igu dhaleen waana inaa sameyso waxa saxda ah anigoo ka walwalayn waxa ka imaa karra.

Waxaa laweediiyay yaa ugu caansan qoyskaaga..iyadoo ka hadleesa qofka ugu caansan qoyskooda, Sara waxee tiri “Waa kariina) Taimur waa tufaax qof walba indhihiisa xada. Waxay sheegtay in Taimur ay awood u leedahay inee fududeeyso niyadda qofkasta oo hor imaada . Sara waxay sheegtay inay ku faraxsan tahay aabaheed maadaama uu ku raaxeysanaayo aabenimada iyo Nolasha Taimur.

Waxay intaas ku dartay in Saif aabbe uyahay iyada iyo walaalkeed Ibraahim laakiin uu hadda yahay da ‘iyo heer uu ku raaxeysan karo aabbanimada sida ay tahay. Aktarada Simba ayaa sheegtay in Taimur ay ka caawisay qoyskeeda isku xirnaan,

Dhanka shaqada, Sara waxay dhameystirtay soo bandhigista filimkeeda saddexaad Aaj Kal oo ay hogaaminayaan Imtiaz Ali iyo jilayaasha Kartik Aaryan. Haatan waxay wadataa filimka ‘Coolie No 1’ waxaana filimkan la jaan qaadaya Varun Dhawan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here