Trisha waxay 36 jirsatay may bishii lasoo dhaafay waa xidigta koonfur hinday waxaan ay caanku tahay jilida filmda jeceelka waan atiriisho si weeyn loo  xiiseeyo aflaanteeda waxaan ay caanku tahay filimaan badana oo uu ka midyahay filmka Ninnai Thaandi Vuravaya

bbbpyiy

Anushka Shetty waa jilaa caan 38 jirsatay waana doob waxaan ay ka midatahay xidiga Tollywood waxaan tahay doob. inkastoo ay jiraan in lagu xanto shukaansiga mararka qaar hadan majiro xiiriir sax ah oo lagu tilmaamikaro qofka ay  la leedahay.

bbbpgrh

Rema Sen xidigta Bangali waa 38 jir xiriir jacayl la sameyse siyaasiga Orrisa Kalikesh Sign Deo xiriirkaa oo aan miro dhalin sabantoo kala fogaasho deeganka ayaa  hor istaagty koboca jeceelkooda

bbbpj1p

Tabu waa atriisho aad uga facweeyn jilaayasha aan soo sheegney oo dhan waxaan ay jirtaa 48 sano waa mid ka mid ah atriishoyinka doobka kuwada ugu waaweeyn. waa jilaa caanku ah muuqaalada qaawan iyo kuwa nudada waana qof weeyn.

bbbplai

Ameesha Patel waa 43 jir waan atariisho isku bedeshay filim soo saare ama filim maamulo ,  xariir shukaansi xoogbadan aya sameeysa nasiib dor fashil ayuu ku dhamaaday waxaan ay  xooga saaartay horumarinta mihnadeeda shaqo waa filim soo sare.

bbbpvgp

Sushemita Sen waa 44 jir waan boqrada quruxda oo ay weli ka muuqato. waxaay sameyse xiriiro jeceeyl lakiin ma asyan mirodhalin. waxaa ay leedahay labo gabdhoo oo ay sand dhalin laakiin ay u korsato sadia caruurteeda oo kale. waxaa ay caan ku tahay aflanta iyo muqalda qaawan

waxaan idiin oo gudbin doonaa jilayasha raga macluumaadkooda lasoco  kana mid noqo assxaabta facebuug si aad waxbadan uga ogtaato jilaayaasha aduunka rag iyo dumar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here