Maanta waxaa Diirada ku saareynaa warbixintan Aktarada Bolywoodka ee aan balwada laheyn.

Laakiin Marka ay ku jiraan shaqooyinkooda Filimada ku jila iney Cabaan Sigaarka iyo Khamriga.

Liiskan waxaa ka soo muuqanaya Aktaro uu Kamid yahay Akshay Kumar oo aan marnaba cabin sigaar walaa Qamri.

Waxaa ay kala Yihiin Aktarada oo gabdho iyo wiilal isugu jira.

 Deepika Padukone

Akshay Kumar

Shahid Kapoor

 John Abraham

Sidharth Malhotra

Shilpa Shetty

 Sonakshi Sinha…Waa gabadha uu Dhalay jilaagii caanka ahaa ee Anjeex

Bipasha Basu

Sonu Sood

Aishwarya Rai Bachchan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here