Home » Wararka Maanta » Maxad Ka Taqaana Aktarada Kuwaaso Isticmaalaya Qof U Sameeya Facilada Qatarta Ah Oo Body Double Loo Yaqaan (Qaybta 1aad)

Maxad Ka Taqaana Aktarada Kuwaaso Isticmaalaya Qof U Sameeya Facilada Qatarta Ah Oo Body Double Loo Yaqaan (Qaybta 1aad)

Markan Maqalno Ama Aragno Marka Uu Aktar Sameenaayo Ficil Action Kaaso Aan U Sacab–Tumno Anagoo Ku Aamanaynaa Ficilka Aan Caadiga Ahayn Sida Uu Ku Sameeyay Midaaso Naga Dhaa-Dhacsan In Aktar Aan Lagu Gaari Karin Dhanka Action Ka

Iyadoo Ay Jiraan Aktaro Sameeya Ficilada Actionka Kuwaaso Aan Adeegsanin Dadka Loo Yaqaan Body Double Ee Aktarada U Sameeya Ficilada Halista Ah Laakiin Maanta Waxan Ku Hayaa Aktaro Adeegsaday Dadka Sameeya Ficilada Qatarta Ka Dib Markii Ay Sameen Waayeen Iyaga Waxaana Ku Jira Akataro Iyo Atariisho Aad Si Weyn U Taqaanan

1. Hrithik Roshan

Xilli Uu Hrithik Filimkan Ku Duubayay Waddooyin Markaaso Hrithik Isaga Dhaawac Yar Kasoo Gaaray Markuu Isku Dayay Inuu Isaga Sameeyo Ficilo Qatar Ah Ayaa Ka Dib Waxa Loo Yeeray Nin Ah Body Double

Kaaso Lagu Isticmaalay Ficiladaas Qatarta Ah Hrithik Maysan Ahayn Marka Ugu Horeesay Ee Uu Isticamaalo Raga Body Double Waxa Uu Isticmaalay Dhawr Filim Uu Ka Mid Yahay Sida Kites Iyo Mohenjo Daro

2. Shah Rukh Khan

King Of Bollywood Shah Rukh Khan Ayaa Marar Badan Oo Kala Duwan Adeegsaday Raga  Aktarada U Sameeya Ficilada Qatarta Ah Waana Xilliyada Uu Duubayo Muuqaalada Halista Ah Ama Muuqaalada Lagu Duubayo Goobaha Mugdiga Ah

Shah Rukh Khan Ayaa Dhawr Aflaam U Adeegsaday Ragaan Iyadoo U Adeegsaday Filimka Chennai Express Muuqaal U Ku Duubayay Tareenka Gudihiisa Sida Aflaamta Kala Ah Don Iyo Qaybo Badan Oo Ka Mid Ah Filimka Fan Waxaana U Badana Adeegsadaa In U Dhashtay Dalka South Korean

3.  Rani Mukerji


Filimka Mardaani Waa Mid Ka Mid Ah Aflaamta Ugu Fiican Ee Sameesay Atariisho Rani Mukerji Rani Ayaa Filimkan Ay Ku Jishay Door Dumar Askariyad Ah

Waana Mid Amaanta Ay U Keentay Naag Taaso U Sameesay Dhawr Ficilo Qatar Oo Filimkan Ka Mid Ah Iyo Muuqaalo Orod Ah Laakiin Amaanta Waxa Qaadatay Atariishada Rani Mukerji

4. Katrina Kaif

Katrina Ayaa Iydana Ka Mid Ah Dadka Loo Adeegsaday Body Double Waxaana Ka Mid Ah Muuqaalo Halis Ah Oo Ka Mid Ah Filimka Bang Bang Iyo Marka Uu Katrina Ku Ekaaday Sameenta Heesta Caan Ka Ee Kamli Taaso Ay Qayb Ka Qaadatay Gabar Kale

5. Amir Khan

Amir Khan Waan Og Nahay Inuu Yahay Aktarka Ugu Shaqada Adag Aktarada Bollywood-Ka Taaso Ah Marka Uu Sameenayo Isbadalada Muuqaalka Ama Maqaarka Taaso Ah Mid Uu Ku Dheereeyo

Laakiin Haddii Meesha Ay Timaado Dhanka Action Waa Mid Uusan Ku Xeel Dheeray Taaso Amir Khan Ku Kaliftay Inuu Isticmaalo Qof Isaga U Ek Kaaso U Sameeya Ficilada Qatarta Ah Isagoo Dhawr Jeer Adeegsaday Filimka Dhoom 3

One Response to Maxad Ka Taqaana Aktarada Kuwaaso Isticmaalaya Qof U Sameeya Facilada Qatarta Ah Oo Body Double Loo Yaqaan (Qaybta 1aad)

  1. Axmed cabdi

    September 14, 2018 at 5:52 pm

    Jabriil zxp ajay devgn action wuu sameyaye ma adegsado miya double