Sheekooyinka Filimada Kahaani iyo Kahaano 2 waa kuwa kamid ah sheekooyinka Bollywoodka ugu wanaagsan abid Filim ka dhigaan waxaaana Filimkaan labadiisa qeybood hogaamisay atiriishada qaab jiliinka dahabiga ah leh ee Vidya Balan.

Wararka ayaa sheegayaan i Director-kii sameeyay qeybihii hore uu qorsheynaayo in Filimkaan dib loo sameeyo gabi ahaantiisaba oo sheekada dib looga sheekeyo daawadayaasha qaab Vidya ku go’aansatay inee aar gudato kadib dhib badan loo geestay.

Vidya Balan’s Kahaani to get a prequel? – deets inside

Laakiin Director Sujoy Ghosh markaan isaga Director kama noqon doono kaliya sheekada Filimka ayuu qaabeynayaa waxaa director ka noqon doonto gabar uu dhalay oo lagu magacaabo Diya Ghosh.

Taaso aabahed kala shaqeysay aflaam badan sida Badla dhanka kale Vidya waxay dhameeysay hader duubista Filmkeeda Shakuntala Devi ee xaggaagga 2020 la daawan doono goordhowna Kahaani dib u sameyntiisa ayee bilaawi doontaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here