Karan Arjun waxuu noqday Blockbuster weyn waana film caan ah oo ay qaab jiliin cajiib ah kusoo bandhigen halyeeydan.

dad badan waxaa ay la yaabi doonan marka aan u sheego in Salman Khan uusan ahayn dooqa kowaad doorkiisa filimkaas iyadoo director Rakesh Roshan

sida ay soo warinayso bollywood life ajay devgan ayaa waxa uu ahaa dooqa kowaad ee doorkaas laakiin uu iska diiday maadaama uusan ku qancin saamaynta doorkiisa uu leeyahay

sidoo kale ajay devgan ayaa waxaa la sheegay sababta ka dambeesay inuu filimkaas iska diido inay tahay kajol taaso filimkaas jaceyl kula wadaagaysa aktarka shah rukh khan iyadoo xiligaas uu bilow ahaa xariirka jaceyl ka dhaxeeyo ajay devgan iyo kajol

haddii ajay devgan filimkaas kasoo muuqan lahaa waxa ay noqon lahayd filimka kaliya ay shaashada kasoo muuqdayn isaga iyo shah rukh khan kuwaaso xitaa hal filim isla keenin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here