Maxay atariishada Bhumi Pednekar ku jawaabtay markii mid kamid ah taageerayaasheeda silayaab leh uga dalbaday inuu guursado.

0
852

Atariishada Bhumi Pednekar waa mid kamid ah atariishooyinka haatan Bollywoodka magaca ka sameynaayo ayadoona atariishadaan mashaariic badan oo guulo gaareen la timaaday.

Hadaba atariishadaan oo taageero badan leh ayaa waxaa fariin baraha bulshada ugu soo qoray mid kamid ah taageerayaasheeda kaasoo soo qoray sidaan; “Waan ku salaamay Bhumi Pednekar adiga aad ayaad u qurux badantahay mana joogi karo aniga hal maalin anigoon sawiradaada fiirinin waxaan jeclaan lahaa inaad gabar caadi  noqoto waayo waan ku guursan lahaa balse haatan ma dhaceyso waayo caan ayaad tahay”.

Bhumi ayaana ugu soo jawaabtay taageerahaan; “caan aan ahaado ama yaanan ahaanin lakin ogoow inaan marnaba ogalaan doonin inaad iweyso waayo waxaan ku dadaali doonaa sidaan marwalba shaashada uga soo muuqan lahaa intii suurto gal ah”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here