Home » Nolosha Jilaayaasha » Maxay Malaysia Ka Qabanayaan Deepika Padukone Iyo Sidharth Malhotra Nala Ogow!!

Maxay Malaysia Ka Qabanayaan Deepika Padukone Iyo Sidharth Malhotra Nala Ogow!!

Atirishada Deepika Padukone ayaa saaka subaxii hore ka baxday Airport-ga Mumbai xili ay faraxsaneed saaxiibkeda Ranveer Singh-na uu soo dhaweeyay balse lama ogaanin halka ay ku wajahneed.

Hase ahaate waxaa la ogaaday in ay Malaysia kusugantahay balse kaligeed ma ahan Sidharth Malhotra ayaaba halkaas oga sii horeyay kulan wacan halkaas aye ku qaateen aagoo sawirka sare baraha bulshda soo dhigeen.

Sida wararka sheegayaan waxay halkaas u joogaan xayeysiin usameentaa Taleefano gacanta noocyo cusub soo baxeen iyagoo muuqaalo xayeysiin ah laga duubayo sida warbixino lagu helaayo.

Sidaa aawged Sidharth iyo Deepika waxay Malaysia u joogaan shaqo gaar ah ama xayeysiin ee uma joogaan dalxiis ama mashruuc film ah oo ay wada duubayaan..

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *