Kangana waxaa lagu tilmaama inay tahay nin marka laga cabir qaato hadalkeeda holaca ah waxa ayna far dheer tahay atariishooyinka kale
Atariishada aan cidna seefteda kala gaban ee Kangana Raut waxa ay dhawaan isu diyaarineysa duubista filimkeeda xiga ee looga hadlaayo nolosha Jayalalitha
aktar walba oo Bollywoodka ka tirsan waxa uu leeyahay dabeecad taaso dadka ay ku yaqaanan laakiin atariishada Kangana waxa lagu tiriyaa dadka aan lala heshiin karin ha noqdaan aktarada aman atariishooyinkan
waxaana banaanka lasoo dhigay sir u gaar ah atariishadan taaso qasabtay in aktar walba uu iska diido filim Kangana ay qayb ka tahay
Kangana ka hor inta aysan akhrin sheekada filimka loosoo bandhigay waxa ay la timaadaa xujo aad u adag taaso in loo ogalaado inay wax ka badasho muuqalada filimka marka la soo gaba-gabeeyo duubista iyadoo iska jarta muuqaalada ay u aragto kuwa aan fiicnayn
waxaana midaas ay sababtay in aktarada ay ka cararaan meel ay Kangana joogto xitaa waxaa dhawaan arrintaas oo kale ay ku sameesay aktarka lagu magacaabo Sonu sood kaaso markii dambay isaga baxay mashruuca Manikarnika – the Queen of jhansi