
Sunil waa mid ka mid ah shactiroolayaasha ugu weyn kuwaaso ka mid ah shirkada aflaamta telegu aktarkan waaa mid aan laga maarmin haddii la sameenaayo mashruucyo waa weyn
qarnigan cusub sunil waxa uu jilista aflaamta uu kusoo biiray sanadkii 2006 isagoo xiligaas aflaamta hogaamiye looga dhigi jiray waxa uuna kusoo caan baxay filimka Andala Ramudu
ka dib Sunil waxaa dhibaato ku noqotay doorashada iyo xulashada aflaamta uu sameenaayo waxa ayna midaas u horeeday inuu waayo doorka hogaamiye filimkan

hadda waxa uu noqday aktar sameeya doorka shactirada ah Sunil waagii uu fanka soo galaayay waxa uu iska diiday dhawr mashruuc oo waa weyn kaaso hadii uu samayn lahaa maanta waxa uu ka mid noqon lahaa aktarada ugu caansan gudaha Telegu
Sunil dabaal-nimadiisa intaas kuma aysan koobnaa isagoo diiday inuu la shaqeeyo qoraaga weyn ee Trivikram kaaso u diyaariyay dhawr sheeko oo waa weyn laakiin Sunil ayaa.iska diiday waxna aflaamtaas qaar ka mid ah sumcad ku helay oo jilay aktarka Allu Arjun