Home » Nolosha Jilaayaasha » Maxay Tahay Labada Eray Ee Uu SRK Ka Yiri Anushka Sharma Saaxiibked Virat Kohli, Tolow Ma Hadal Duqeyn Ahaa!!

Maxay Tahay Labada Eray Ee Uu SRK Ka Yiri Anushka Sharma Saaxiibked Virat Kohli, Tolow Ma Hadal Duqeyn Ahaa!!

Sidaan wada ognahay Atariishada Anushka Sharma Iyo Kabtanka Ciyaarta Cricket ka waxaa kadhaxeya xiriir aan qarsoodi aheyn.

Waa shaqsi caan ah oo manta gabar walba ku riyooto, sidaa awged labo xidig oo caan ah ayaa is doorteyn balse shaqo ahaan kala duwan.

Hadaba Virat Kohli maxay tahay labada eray ee laga yiri qaasatan Super Star Shah Rukh Khan uu ka yiri xidigaan.

Waxay aheyd xili uu SRK ku guda jiray bartiisa Twitterka sido kalena suaalo lagu weydiinayey, hadaba suaali la weydiyay waxaa kamid ahaa atariishada Anushka Sharma saaxiibkeda suaalo ku aadan.

Balse SRK labo eray oo kaliya ayuu kadhahay taaso dadka aad oga farxisay SRK wuxuu yiri,” waa nin cajiib ah misane aqiyaar ah.”

Waa labo sifo ookaliya inaba caadi ma aha SRK, Virat Kohli haduu arko labada sifo ee laga bixiyay misane uu ka bixiyay SRK oo kamid ah shaqsiyaadka ugu caansan dunida, dabcan farxad uma dhina.

Dhanka kale SRK wuxuu saaxiib dhow la yahay Anushka Sharma oo ay inbadan saaxibo ahaayen, Filimkooda xiga ee xidigaan iskala soo muuqan doonan kaaso uu SRK kumatalaayo ninka gaaban qorshahana waa in la daawado sanadka dmabe halka Katrina ay ayadana door muhiim ah kulahaan doonto.

FIKIRKAAGA HALKAAN NOOGU REEB ADIGOO ISTICMAALAYO FACEBOOKAAGA, WELIBA CHECK SAAR (ALSO POST ON FACEBOOK)

2 Responses to Maxay Tahay Labada Eray Ee Uu SRK Ka Yiri Anushka Sharma Saaxiibked Virat Kohli, Tolow Ma Hadal Duqeyn Ahaa!!

  1. Asa Reply

    October 12, 2017 at 1:07 pm

    Asc sxb Ali Aadan waxaad nala wadaagtaan barnamijka ay so bandhigtay bollywoodlife.com oo ay kula saarayso awooda Boxeoffice-ka Varun iyo Sidarth Malhotra waxaynaugu magac dartay cinwaankan

    After 5 years in the industry, here’s a review of Varun Dhawan and Sidharth Malhotra’s career graph in terms of box office performance and popularity

    Thanks
    Asad

  2. moh'ed sharif Reply

    October 12, 2017 at 2:45 pm

    virat kohli asagaaba ah caan ah marka hadii srk wax ka sheego iyo hadii kleba masiinayso dareen saas usii weyn wayo waa ninka captanka u ah india halka ciyaar ee ay ku faanto qofkastoo india ehna wAa inuu taagero virat lkn srk qasab ma aha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *